Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Munaasabad loogu baroordiiqayo Prof. Ahmed Ali Abokor oo Buuhoodle lagu qabtay.

Isimada, Cuqaasha, Waxgaradka, Culumaa’udiinka iyo ururada haweenka ee ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn, ayaa isugu yimid kulan Tacsi iyo Baroordiiq ah oo loogu duceynayo Qoraagii weynaa ee caanka ahaa Marxuum Ahmed Ali Abokor oo bishii August 31-keedii ku geeriyoodey magaaladaManassasee gobolkaVirginiaee dalka Mareykanka.

Isimada, Cuqaasha, Waxgaradka, Culumaa’udiinka iyo ururada haweenka ka qaybgalay kulankan baroordiiqda ah ayaa waxay dhamaantood Tacsi u direen Eheladii iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Khaatumo in Samir iyo imaan ilaahay kawada siiyo isagana Janadii Fardowso ALLE ha geeyo, qabrigiisa ilaahay ha waasiciyo AAMIIN.

Alle ha naxariistee Marxuum Ahmed Ali Abokor ayaa ka mid ahaa 21 xubnood ee halgamayaashii dhidhibada u aasey qorista afkeena hooyo ee Soomaaliga.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply