Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Fu’aad Aadan Cade oo u geeryooday Aramida shilkii gaadhi ee ku gaadhay Aqalka looga aramiyo Somaliland

Siyaasiga Ruug cadaaga ahaa ee Fu’aad Aadan Cade ayaa ku geeryooday Isbataalku yaala dalka Turkiga oo lagu daaweenayay ilaa bishii June, ehelda Marxuumka ayaa u xaqiijiyay geeridiisa shabakadan Ceegaag.com. Nafina madhaafaso wakhtigeeda balse Marxuum Fu’aad ayaa lagu saladay mid kamida darawalada Madaxtooyada Soomaliland kasoo gaadhi ku jiidhsiiyay halkaa.

Shaqaalaha Ceegaag ayaa halkan tacsi uga diraya qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Fu’aad Aadan Cade siiba   Xâmše Aadan Marxuumkana waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardowso kawaraabiyo aaamiin.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply