Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Aamina Cali Uruur oo ku geeriyootay dalka Jarmalka.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa maanta ku geeriyootay dalka Jarmalka  ALLAHA u naxariistee  Aamina Cali Uruur oo ahayd Hooyadii dhashay Ilmo Ahmed Cali Dheeg.

Anagga oo kala ah dhamaan dadkan hoos ku qoran:

Riyad Farax Ali Cadmed iyo dhamaan Ilmo Faarax Cali Cadmeed

Ifraax Cabdi Cawad

Ikraan Cabdi Cawad iyo dhamaan Ilma Cabdi Cawad

Haji Abdi Bardho Iyo Caruurtiisa ,

Dr. Ali Awl Xuseen Iyo Xaaskiisa Farhia Farah Garwiye Iyo Caruurtooda ,

Ahmed Kaatun Iyo xaaskiisa Farax Shariif ,

Mohamed Haji Abdi Baradho Iyo Xaaskiisa Anisa Abdi Rabi

Faduma Omar Badhi Iyo Caruurteeda Ilma Maxamud Axmed Dabagooye

Aamina Aadan

Sahra Mahamoud Aadan ,

Yasin Caananuug Iyo Xaaskiisa Suleekha Siciid,

Dulmar Ali Saxar Iyo Caruurteeda ilma Calas.

Jamaal Xaaji Cali

Abdiqafaar Cali Wadaad (Xaaji)

Mohamud Maxamed Cali Ayax,

Caynaanshe C/raxmaan,

Yaasiin Maxamed Cawaale,

Liibaan Fiin

Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa Ahmed Cali Dheeg iyo caruurtiisa oo hooyadood Aamina Cali Uruur maanta ku geeriyootay dalka Jarmalka. waxaanan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumadana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply