Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi: Marxuumad Khadiija Cawl Xuseen oo ku geeriyootay London

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16ka Jannaayo, 2016. magaalada London ee cariga Ingiriiska ku geeriyootay ALLE ha u naxariistee Khadiija Cawl Xuseen oo ahayd hooyadii dhashay ilma Xasan Cabdi Diiriye . Alle ha unaxariistee Marxuumad Khadiija Cawl Xuseen ayaa ahayd Marwo ku caanbaxdey Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl,

Waxaa Tacsida diraya

  1. Cabdiriigle Xaaji Cali iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi
  2. Jamaal Xaaji Cali Cilmi
  3. C/qafaar Cali Wadaad (Xaaji)
  4. Maxamed Ciise Ismaaciil
  5. Luul Ibraahim
  6. Amaal Ciise
  7. Maxamed Axmed Abdilaahi (Qoorleex)
  8. Yaasiin Maxamed Cawaale
  9. Khaalid Saalax Maxamed Lacde
  10. Liibaan Maxamed X. Cali
  11.  Riyaad Faarax Cali cadmeed

Dhamaan dadkan ayaa Tacsi u diraya Dhamaan Reer Cawl Xuseen gaar ahaan caruurtii ay ka baxdey Ilma Xasan cabdi Diiriye, Dr. Cali Cawl Xuseen iyo dhamaan Reer Cawl Xuseen geerida ku timid ALLE ha unaxariistee Marxuumad Khadiija Cawl Xuseen oo ku geeriyootay Magaalada London. Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaan Reer Cawl Xuseen na samir iyo Iimaan kasiiyo. Allaahumma Aamiin.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply