Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Hayaag oo Tacsi u diraya Reer Cali Samatar

“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Anagoo ah Waxgaradka, Culumaaudiinka, Odoyaasha, Aqooyahanada beesha Hayaag ee gudo iyo dibadba waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Reer Cali Samtar iyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday ALLA ha u naxariistee Janaral Maxamed Cali Samtar oo saacad ka hor ku geeryooday Washington DC  Waxaana ilaahay uga baryayaa Marxuumka inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan Alle inaga siiyo AAMIIN.

Waxaa Tacsidan diraya dadkan hoos ku qoran:

Dr. Cali Cawl Xuseen

Gen. Mohamed Ali Abokor

Caaqil Cabdi Ciise Gudiri

Caaqil Aadan Warsame Xasan

Caaqil Xasan Ciise Wacays

Jamaal Xaaji Cali Cilmi

Maxamuud Cali Ayax

Prof. C/risaaq Maxamed Aadan (Lafoole)

Cabdiriigle Xaaji Cali Cilmi

C/kariim Xasan Muuse Cawl

Eng. Hussein Fiin

Wasiir: Faarax Cade Faarax

Xasan Jaamac Dacay

Dr. Cabdirashiid Maxamuud Cali Saxar

Cawaale Jaamac Raygal

Cabdala Xuseen Xaaji Cali

Xasan Cali Jaamac Gaydh

Maxamed Cabdiqani Faarax

Sheekh Mohamud Abdi Jamac Gaydh

Cawil Cali Abokor

Xasan Aadan Xuseen (Guray)

C/rashiir Cumar Cali

Cadirashiid Maxamed Cawl

Cabdixakiin Cali Abokor

Yuusuf Xuseen Xaaji Cali

Liibaan Fiin X. Cali

www.ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply