Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi: Marxuumad Maryan Faarax Xirsi oo ku geeriyootay Muqdisho.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay ALLE ha u naxariistee Maryan Faarax Xirsi oo ahayd hooyadii dhashay ilma Siciid Kaarshe. Alle ha unaxariistee Marxuumad Maryan Faarax Xirsi ayaa ahayd Marwo ku caanbaxdey Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl.

Waxaa Tacsida diraya:

  1. Jamaal Xaaji Cali Cilmi, xaaskiisa & caruurtooda
  2. C/qafaar Cali Wadaad (Xaaji), xaaskiisa & caruurtooda
  3. Abdiqaadir Buraale (Oorshe) , xaaskiisa & caruurtooda
  4. C/casiis Maxamud Faarax iyo xaaskiisa
  5. Mohamed Ciise Ismaaciil
  6. Luul Ibraahim
  7. Amaal Ciise
  8. Maxamed Axmed Abdilaahi (Qoorleex),  xaaskiisa & caruurtooda
  9. Yaasiin Maxamed Cawaale
  10. Khaalid Saalax Maxamed Lacde
  11. Liibaan Maxamed X. Cali , xaaskiisa & caruurtooda

iyo dhamaan Jaalliyada Khaatumo eeEdmonton.

Dhamaan dadkan ayaa Tacsi u diraya Dhamaan Reer Faarax Xirsi gaar ahaan Ilma Siciid Kaarshe geerida ku timid ALLE ha unaxariistee Marxuumad Maryan Faarax Xirsi oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho. Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaan Reer Faarax Xirsi iyo caruurteediina samir iyo Iimaan kasiiyo. ALLAAHUMA Aamiin.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply