Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 145)

Warkii Somsat.Dagaal Magaalada taariikhiga ah ee Taleex ka dhacay 90 sanadood dabadeed

Warkii Somsat.Dagaal Magaalada taariikhiga ah ee Taleex ka dhacay 90 sanadood dabadeed

Dagaal kusoo beegmay Dorashooyinka Puntland oo ka dhacaya Taleex. Dagaalkan ayaa yimid markii golaha siyaasada Khaatumo ee G11 ka dhago adeegeen rabitaanka shacabka reer nugaaleedka ee gobolada Khaatumo, oo iyagu…

Rug cusub oo lagu xanaaneeyo Ubadka soo koraya oo laga hir galiyay Magaalada Boston

Rug cusub oo  lagu xanaaneeyo Ubadka soo koraya oo laga hir galiyay Magaalada Boston

Waxaa wiigan laga furay magaalada Boston Rug lagu xanaaneeyo dhalaanka da’doodu u dhaxayso labo sano iyo sagaal bilood ilaa shan sano  rugtan oo magaceega layiraahdo ROXBURY HERITAGE EARLY EDUCATION & DAYCARE …

Warkii Somsat ee maanta/Baarlamaanka iyo Mahdi Cali Wasiirudawlaha Soomaaliya

Warkii Somsat ee maanta/Baarlamaanka iyo Mahdi Cali Wasiirudawlaha Soomaaliya

Ceegaag.com…

Warar been abuur ah oo sheegaya in Angola laga mamnuucay diinta Islaamka

Warar been abuur ah oo sheegaya in Angola laga mamnuucay diinta Islaamka

Warar ay faafiyeen shabakadaha aan beenta ka xishoon ayaa sheegaya in diinta Islaamka laga mamnuucay wadanka Angola oo ku yaala Koonfurta Afrika. Wararkan ayaa waxaa lagu soo lifaaqay Araga Masaajid …

Axmed Aadan Qaybe oo shalay ku geeryooday Magaalada Hargeysa

Axmed Aadan Qaybe oo shalay ku geeryooday Magaalada Hargeysa

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun, Wasiir dibaderedkii ugu danbeeyay ee dawladnimda Soomaaliya ayaa shalay ku geeryooday caasimada 2aad ee Soomaaliya Hargaysa. Waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay Jamaal Xaaji Cali Cilmi isaga oo…

Masuuliyiinta Maamulka Jubba iyo Waxgaradka Beelaha oo ka Wada Hadlay Nabadgelyada Kismaayo iyo Dilalkii ka Dhacay.

Masuuliyiinta Maamulka Jubba iyo Waxgaradka Beelaha oo ka Wada Hadlay Nabadgelyada Kismaayo iyo Dilalkii ka Dhacay.

Kadib markii maal mahii lasoo dhaafay ay magaalada Kismaayo ka jireen xiisado ka dhashay dil magaalada ka dhacay maalintii Sabtida ee 23-kii bishaan. Hoteelka Qiilmawaaye ee magaalada Kismaayo maanta waxaa…

Qabow iyo baraf ba’an oo ku habsaday!!!

Qabow iyo baraf ba’an oo ku habsaday!!!

Akhristayaasha sharafte badan sida intiina badan aad ka war haysaan wakhtiga Xagaaga oo uu baraf ba’an ka da’o wadamada Waqooyiga Ameerika ayaa waxaa dadku ku mash quulaan sidii ay naftooda…

Wafdi uu hogaaminayo Afhayeenka maamulka Jubba oo si diiran loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo Afhayeenka maamulka Jubba oo si diiran loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Wafdigan oo kasoo kicitimay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxa hogaaminayay Afhayeenka maamulka Jubba C/naasir Seeraar Maax, waxaana markii ay soo gaareen garoonka diyaaradaha Kismaayo si diiran usoo dhaweeyay…

Faah faahin: Qarax Xooggan oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Faah faahin: Qarax Xooggan oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Qaraxan oo ahaa mid aad u xooggan islamarkaana daryankiisa laga maqlayay inta badan xaafadaha magaalada Kismaayo ayaa ka dhacay xaafadda Guulwade, waxaana lala beegsaday gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan…

Faysal Cali Waraabe oo ku tilmaa-may Deegaana Khaatomo in laga xoreeyay awooda qabiilka Darood

Faysal Cali Waraabe oo ku tilmaa-may Deegaana Khaatomo in laga xoreeyay awooda qabiilka Darood

Madaxa urur  siyaadadeed ka jira deegaanada waqooyiga Soomaaliya Faysal Cali Waraabe oo shalay ku guryo noqday Hargaysa ayaa fariin uu u dirayay maamulka Puntiland oo ku jahwaraarsan sidii laga yeeli…

Iiraan oo noqotay wadan ay reer galbeedku door bidayaan inay saaxiibonimadii Sacuudiga lagu badalankaro.

Iiraan oo noqotay wadan ay reer galbeedku door bidayaan inay saaxiibonimadii Sacuudiga lagu badalankaro.

Heshiis sadex geesood ah oo wadamada Yufub, Maraykanka iyo Iiraan wada gaadheen  ayaa soo afjaray awoodii waynayd ee Sucuudigu ku lahaa Go’aan kagaadhida xaaladaha wadamada Islaamka ah taasoo sii dhicisoobasay…

Deg Deg ah: Al shabaab oo isku uruursanaya Magaalada Kudhaa

Deg Deg ah: Al shabaab oo isku uruursanaya Magaalada Kudhaa

Wararka Ceegaag Onilne caawa ay ka heleyso deegaanka Jaziirada kudha ee konfur galbeed gobbolka Jubbada hoose waxaa ay soo sheegayaan in dagaalyahanada xarakada Al shabaab ay halkaasi isku uruursanayaan. Magaalada…

Warkii SOMSAT iyo wariye lagu haysto Koonfurta Gaalkacayo

Warkii SOMSAT iyo wariye lagu haysto Koonfurta Gaalkacayo

ceegaag.com…

Cashuur saqdii dhexe lasaaray Gas ka gawaadhida Gobolkan Massachusetts

Cashuur saqdii dhexe lasaaray Gas ka gawaadhida Gobolkan Massachusetts

Waxaa ku war galinanaa dhamaan dadwaynaha reer Massachusetts  inay jirto canshuurta gaaska in lagu lamaaniyay Sicir Bararka tasoo canshuurta gaaska marka sicir bararku sii kacaba kor usii kacasa. Maadaama aynu…

Kenya oo Bixinaysa Dariiska Ciidamada maamulka Juba iyo Axmed Madoobi oo Nairobi Gaaray

Waxaa magaalada Kismaayo ka Dhoofay shalay galinkii danbe Madaxwaynaha maamulka Juba Sh Axmed Maxamed Islaam . Axmed madoobe madaxwaynaha Maamulka KMG ee Juba Ayaa waxaa uu imika ku suganyahay magaalada…

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kormooray Xarunta Golaha Shacabka Oo Dib U Habeyn Lagu Sameeyey “SAWIRRO”

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kormooray Xarunta Golaha Shacabka Oo Dib U Habeyn Lagu Sameeyey “SAWIRRO”

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa kormeerkiisa maanta waxaa ku wehliyey XIldhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…

Ra’iisul Wasaare Saacid oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada Weerarkii saldhigga BeledweyneCeegaag.com

Ra’iisul Wasaare Saacid oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada Weerarkii saldhigga BeledweyneCeegaag.com

Muqdisho, November 20, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii shalay kooxaha nabadiidka ay ku qaadeen saldhiga degmada…

Cabdi Bayid Warsame oo ku geeryooday Nayroobi

Cabdi Bayid Warsame oo ku geeryooday Nayroobi

INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN..Cabdi Bayid Warsame oo ka mid ahaa guurtida ka talisa magaalada Ceegaag ayaa ku geer yooday magaalada Nayroobi  ee caasimada dalka Kiiniya. Odayga ayaa dhawaan loo geeyay…

OPEN HOUSE:Roxbury Heritage Early Education & Daycare Center

OPEN HOUSE:Roxbury Heritage Early Education & Daycare Center

WHERE: 149 Roxbury Street, Roxbury MA 02119 WHEN: Saturday, November 23, 2013 TIME: 3:00 pm- 7:00pm   The Roxbury Heritage Early Education & Daycare Center will be hosting an open…

Hodan Cabdiraxmaan waa in loo jawaabaa heesteeda “Hodheel”

Hodan Cabdiraxmaan waa in loo jawaabaa heesteeda “Hodheel”

Hodan oo ah gabdhaha Yaryar ee fanka Soomaalida haatan ugu Codka Macaan ayaa weerar gaadma ah kusoo qaaday dhalin siiba wiilasha ah, waxayna tidhi… Inkastoon Gu’yaal Garabkaaga taagnaa Saw garaadku…