Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hodan Cabdiraxmaan waa in loo jawaabaa heesteeda “Hodheel”

Hodan oo ah gabdhaha Yaryar ee fanka Soomaalida haatan ugu Codka Macaan ayaa weerar gaadma ah kusoo qaaday dhalin siiba wiilasha ah, waxayna tidhi…

Inkastoon Gu’yaal Garabkaaga taagnaa

Saw garaadku ima odhan caashaqaba ka gudub

@@@@@@Maxaa ku kalifay@@@@@@@@

Adigoo gafaad iigaraab i leedahay

Anoo kuu go’aan hadba Galin cayn tahay

Anoo guur u jedaa adna gaabsi jeceshahay…dhegah…

!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!Taariikhayn!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Idikaan gaf iyo.. waxaad gaysataan.. ama aad gudaan.

Marna aan ka garaabina..

“” Dhaqan Guur ku ragow idinkuu gaar idiin helay””….Waa in laga jawaabaaa

Nala arka oo nala Daawada Heesta

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

One Response to Hodan Cabdiraxmaan waa in loo jawaabaa heesteeda “Hodheel”