Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kenya oo Bixinaysa Dariiska Ciidamada maamulka Juba iyo Axmed Madoobi oo Nairobi Gaaray

Waxaa magaalada Kismaayo ka Dhoofay shalay galinkii danbe Madaxwaynaha maamulka Juba Sh Axmed Maxamed Islaam .

Axmed madoobe madaxwaynaha Maamulka KMG ee Juba Ayaa waxaa uu imika ku suganyahay magaalada Nairobi Ee dalka Kenya Iyadoo la Dajiyay Hotelka Westen bark Ee magaalada Nairobi.

Madaxwaynaha ayaa Arimaha Ugu muhimsan Ee uu Nairobi u tagay waxaa kamid ah Go”aan hada kahor Ay kala Sixiixden dawlada Kenya iyo maamulka juba oo ahaa in dawlada Kenya ay maamulka ka tageerto Dereyska Ciidamada iyo Qalabaynta iyo in dawlada Kenya ay maamulka ka caawiso Tababarada Ciidamada Iyo Mushaaradkoda.

 

Madaxwaynaha maamulka juba Axmed madoobe ayaa sidoo kale waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu ku soo laabto magaalada Kismaayo isagoo wada mushaaradka Ciidamada maamulka mudo 6 Bilod ah iyo sidoo kale Derays ay xiranayan Ciidamada kala Duwan sida Boolic-ka Daraawiishta iyo sidoo kale Asluubta.

Ceegaag Online-Kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag