Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cashuur saqdii dhexe lasaaray Gas ka gawaadhida Gobolkan Massachusetts

Waxaa ku war galinanaa dhamaan dadwaynaha reer Massachusetts  inay jirto canshuurta gaaska in lagu lamaaniyay Sicir Bararka tasoo canshuurta gaaska marka sicir bararku sii kacaba kor usii kacasa.

Maadaama aynu badankeena ka xamaalano shaqooyinka Gawaadhida siiba kuwa Xamuulka (18 wheeler), kuwa raaxada (Limo Service) siiba kuwa UBER, iyo Tagaasida, waxaynu isku qadiyad nahay dadka degan Galbeedka Gobolka oo iyagu usoo shaqo taga caasimada Boston, Tasoo badankoodu soo safraan ilaa 100 Mile oo soo socod iyo sii socad ah.

Shabakadan ayaa aad uga qayb qaadatay in la helo 100,000 Boqol Kun o saxeex si looga daba tago sharcigaa habeenka  gudcurka ah dadka hoosta loo galiyay, laguna guulaystay in marka hore dadka wax laga waydiiyo inay rabaan iyo in kale. Waxaa hada  bilowday in dadka madow si qaldan wax looga dhaadhiciyo arintana laga dhigo mid iyaga dani ugu jirto madaama aysan iyagu u safrin shaqooyinka oo ay badan koodu isticmaalaan gawaadhida dadwaynaha iyo Tareenada.

Jaaliyada Soomaalida waxay danteedu ku jirtaa oo CEEGAAG idinku baraarajunisaa inaad garataan dantiina kana qayb qaadataan ladagaalanka Canshuurtan oo run ahaantii ah mid jeebkeena aad wax ugu dhimi doonata hadii ay dhaqan gasho.

Durdaba waxaa bilowday in layidhaahdo dadka Cadaanka ah ayay ku kooban tahay balse mijirto canshuur dad gaara ku kooban sidaa awgeed waa inaan u diyaar garaownaa inaan codkeena ku diidno doorashada soo socota arintana kala shaqayno dadka aynu isku danta nahay CADAAN ama MADOW ba.

Ceegaag.com

Akhriso iyada oo English ah

The attacks have started!

You know we are winning when your opponent doesn’t tell the truth!

Yesterday Transportation for Massachusetts (They should be actually be called Taxation for Massachusetts.) crashed our press conference where we were announcing that we got 100,000 signatures to make the ballot.

They could not wait 1 hour, 12 hours or 1 day to start lying.

Here is the first line of their press release:  “If this question were to make the ballot, and if it were to pass, voters need to realize it will significantly cut funding for transportation.”

This ballot initiative is about Taxation without Representation.

I confronted these uninvited liars.  I asked them to name where 1 dime is being cut.  Guess what?  No answer.  Why?  Because, they are lying!

I am not going to take their lies or raiding our wallets any more.

Here are some talking points to share with your friends:

  • This ballot question repeals the linkage of the gas tax to inflation.
  • It stops our taxes from automatically increasing.
  • If this linkage is allowed to stand, then other taxes will be linked to inflation.
  • This cuts no funding for any projects. 
  • The gas tax doesn’t fund transportation.  It goes into the state’s general fund.
  • Over the past 1 months, the state has taken in $900 million above revenue projections.  Taxes don’t need to be raised.
  • The state has wasted over $1 billion of our tax dollars over the past year.  The latest waste is $9 million to remodel the Governor’s office.

Who is funding this group?

Over the next couple of emails we will expose them. One group is Neighbor to Neighbor.  Who is Neighbor to Neighbor?  They were ACORN.  How is this group funded?  It is funded with our tax dollars.

What can you do to help?

  1. Click here to donate.
  2. Please do not pick up the signature papers from the town halls.  We will do it!  We have a list of where all papers have been filed.  We don’t need the receipt.  We need you to leave them at the town halls so we can pick them up.  Please!
  3. You can call Taxation for Massachusetts and express your outrage regarding their lie!  617-901-1697
  4. Step forward to be a town coordinator moving forward.  

https://secure.piryx.com/donate/auzpjO55/The-Committee-to-Tank-the-Automatic-Gas-Tax-Hikes/

Copyright © 2013 The Committee to Tank the Automatic Gas tax Increases, All rights reserved.
You volunteered to help collect signatures for our petition.Our mailing address is:

The Committee to Tank the Automatic Gas tax Increases

58 Wildrose Ave

Worcester, MA 01602

Add us to your address book

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag