Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Axmed Aadan Qaybe oo shalay ku geeryooday Magaalada Hargeysa

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun, Wasiir dibaderedkii ugu danbeeyay ee dawladnimda Soomaaliya ayaa shalay ku geeryooday caasimada 2aad ee Soomaaliya Hargaysa.

Waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay Jamaal Xaaji Cali Cilmi isaga oo u tacsiyadeenaya qoyska iyo qaraabadii uu ka geeryooday Qaybe.

Waxuuna ilaahay uga baryayaa inuu janada Fardowso ka waraabiyo Marxuumka, Aheladiina Samir iyo iimaan ka siiyo AAMMIINN.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag