Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warkii Somsat.Dagaal Magaalada taariikhiga ah ee Taleex ka dhacay 90 sanadood dabadeed

Dagaal kusoo beegmay Dorashooyinka Puntland oo ka dhacaya Taleex. Dagaalkan ayaa yimid markii golaha siyaasada Khaatumo ee G11 ka dhago adeegeen rabitaanka shacabka reer nugaaleedka ee gobolada Khaatumo, oo iyagu codsaday in shirwaynaha 3aad ee Khaatumo loo kaadiyo inta si buuxda loogu diyaar garoobayo dibad iyo gudaba. Balse loo sheegay in shirku qabsoomayo ogolaanshana aan looga baahnayn. Taasoo keentay ismaandhaaf nidaamkii dawladnimo ee maamulka Khaatumo habacsanaan dhaxal siiyay dagaal gacan ka hadal ahna u horseeday.
Dagaalkan ayaa noqday mid si buuxda loogu kala adkaaday.


Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag