Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Deg Deg ah: Al shabaab oo isku uruursanaya Magaalada Kudhaa

Wararka Ceegaag Onilne caawa ay ka heleyso deegaanka Jaziirada kudha ee konfur galbeed gobbolka Jubbada hoose waxaa ay soo sheegayaan in dagaalyahanada xarakada Al shabaab ay halkaasi isku uruursanayaan.
Magaalada Kudhaa waxaa maalmo ka hor baneeyay Ciidamada Maamulka Jubbaland kuwaasoo maalmo un ku sugnaa Kudhaa kadib markii ay Shabaab dagaal uga qabsadeen.
Inkasta aysan cadeyn qorshaha Ciidamada Jubbaland iyo AMISOM ay ka damacsanyihiin dagaalyahanada Shabaab ee Kudhaa isku uruursanaya, hadanah waxaa soo baxaya warar sheegaya in Kenya ay ka warqabto dagaalyahanad Shabaab ee Kudhaa isku uruursanaya.

Ceegaag Online-kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag