Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cabdi Bayid Warsame oo ku geeryooday Nayroobi

INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN..Cabdi Bayid Warsame oo ka mid ahaa guurtida ka talisa magaalada Ceegaag ayaa ku geer yooday magaalada Nayroobi  ee caasimada dalka Kiiniya.

Odayga ayaa dhawaan loo geeyay halkaa xaalad caafimaad balse xalay ku geeryooday iyada oo isla saakaba lagu aasay magaaladaa.

Waxaanu tacsi u diranaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Cabdi Bayid iyo shacabka reer Ceegaag oo uu masuul u ahaa.

Sidoo kale Dr. Cali Cawl Xuseen iyo qoyskiisa ayaa nasoo gaadh siiyay tacsi ay u dirayaan reer Cabdi Bayid.

Waxaanu Marxuumka ilaahay uga baryanaa inuu Janadii Fardowso ka waraabiyo qoyskiisiina samir iyo imaan inaga wada Siiyo AAMMIINNN.

Waraysigii ugu danbeeyay ee Ceegaag la yeelato Odayga Jan 28, 2011 xasuus ahaan u dhagayso

Kalmadii uu qurbo joogta kulahadlayo Oday Cabdi Bayid Warsame Dhagayso

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

4 Responses to Cabdi Bayid Warsame oo ku geeryooday Nayroobi