Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Faysal Cali Waraabe oo ku tilmaa-may Deegaana Khaatomo in laga xoreeyay awooda qabiilka Darood

Madaxa urur  siyaadadeed ka jira deegaanada waqooyiga Soomaaliya Faysal Cali Waraabe oo shalay ku guryo noqday Hargaysa ayaa fariin uu u dirayay maamulka Puntiland oo ku jahwaraarsan sidii laga yeeli lahaa xildhibaanadii SSC oo haatan samaystay maamul Khaatumeed.

Faysal ayaa hadalkiisa kusoo gunaanaday in Gobolada Khaatumo laga xoreeyay Faqashta oo lagu naaneeso waqooyiga qabiilka Daaroodka. Dhinaca kale xukuumada Somaliland ayaa iyadu la daalaa dhacasa sidii ay u sii jiri lahayd kadib markii ay dawladi ka hanaqaaday Soomaaliya 22 sanadood dabadeed.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag