Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qabow iyo baraf ba’an oo ku habsaday!!!

Akhristayaasha sharafte badan sida intiina badan aad ka war haysaan wakhtiga Xagaaga oo uu baraf ba’an ka da’o wadamada Waqooyiga Ameerika ayaa waxaa dadku ku mash quulaan sidii ay naftooda uga badbaadin lahaayeen dhibaatada barafku wato ee la soo darista.

Hadalada badan ee dadku isku qanciyaan waxaa kamida ilaahow dalkeenii noo hagaaji!!! Dad laciqaabayo ayaan dhexda kasoo galnay. Waxaa bata Jabitaanka Haweenka siiba kuwooda Da’da ah. Waxaa bata iska hor imaadka qoysaska waayo Hooyooyinka ayaa caawimaad badan waydiista Ragooda siiba dhinaca kala horida Ubadka.

Sida laga war hayo Baraf ba’an ayaa ku habsaday gobolo badan oo ka tirsan Canada siiba dhinacaa iyo Alberta, gobola Mareekan ah oo aan baraf ka di’i jirin  sida Taxes ayaa dabaylo iyo baraf guurayaa ku habsadeen.

Waxaad ka warhaysaan dhibaatada Gobolada Bari ee Soomaaliya ka qabsaday roobab iyo qabow halkaa kusoo gufaacay oo duunyo badan gaklaafatay, Naaraha soo neefsanaya sanadkan ayaa ay ka imanasaa cadad qabow ah oo aan dhulka ama xidigtan loo yaqaano Dhul soo gaadhi jirin.

Akhriste waa magaaladee magaalada didaa u aasantay dhawrkii cisho ee ina dhaafay????……..

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag