Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 60)

Qudbadihii Dr Cali Ciise Cabdi Iyo Madaxwayne Xasan ee shikii Muqdisho

Qudbadihii  Dr Cali Ciise Cabdi Iyo Madaxwayne Xasan ee shikii  Muqdisho

Muqdisho Dec 09, 2015 (Ceegaag) Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka furmay Shir looga hadlayo Horumarka, dhaqaalaha iyo maamul wanaaga, Waxaana Khudbad kasoo jeediyey Dr: Cali Ciise Cabdi iyo madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh…

Wasiirka Warfaafinta Dalka iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Booqday Caruurta Ay Ka Geeriyaatay Marxuumad Hindiya

Wasiirka Warfaafinta Dalka iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Booqday Caruurta Ay Ka Geeriyaatay Marxuumad Hindiya

Muqdisho Dec 07, 2015 (Ceegaag) Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudaneMaxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiiru dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dalka Maxamed Cabdi Xasan Beekoos, Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo…

Aaska Marxuumad Wariye Hiniya Xaaji oo aan maanta loo kala harin

Aaska Marxuumad Wariye Hiniya Xaaji oo aan maanta loo kala harin

Waxaa aas ballaaran maanta magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka loogu sameeyay Allaha u naxariistee wariye Hiniya Xaaji Maxamed oo ka mid eheyd shaqaalaha Warbaahinta Qaranka Somalia. Marxuumada ayaa waxaa maalinimadii…

Maamulyaasha Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Markii 3aad Ku Kulmay Magaalada Galkacayo

Maamulyaasha Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Markii 3aad Ku Kulmay Magaalada Galkacayo

Kulkaani Maanta Magalada Galkacyo ay ku  yeesheen  Raiisul wasaraha Soomaaliya iyo Maamulyaasha Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlayay sidii loo dhaqan Galin lahaa heshiiski dhawaan ka…

Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray qarax

Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray qarax

December 3 (Ceegaag)— Allaha u naxariistee Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid aheyd Wariyeyaasha Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa u geeriyootay dhaawac culus oo ka soo gaaray qarax lagu…

Wasiir Goboleedka Arimaha Dibada ee Khaatumo oo lagu waraystay madasha 60ka

Wasiir Goboleedka Arimaha Dibada ee Khaatumo oo lagu waraystay madasha 60ka

Wasiir Maxamuud Ismaaciil Shabac ayaa sheegay in Hadaladiisii uu ka yidhi Xaflad Nayroobi ah la warxumo tashiilay si xuna loo turjumay, Hadaba isga oo faah faahiyay arintaa ayaa waxaa uu…

Madaxda Puntland iyo Galmudug oo heshiis nabadeed kala saxiixday

Madaxda Puntland iyo Galmudug oo heshiis nabadeed kala saxiixday

December 2 (Ceegaag)— Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug C/wali Maxamed Cali Gaas iyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow qalinka ku duugay heshiis nabadeed oo lagu soo afjaryo colaada ka taagneyd…

Maamulka Khaatumo oo Degmada Boocame u dhisay Gole Deegaan(DAAWO)

Maamulka Khaatumo oo Degmada Boocame u dhisay Gole Deegaan(DAAWO)

Maamulka Khaatumo oo ku hawlan dhisida Goloyaasha deegaan dhulka maamulkan uu gacanta ku hayo ayaa waxaa maanta la dhmaystiray Golaha deegaanka ee degmada Boocame  iyada oo Gudoomiye iyo Gudoomiye ku…

Madasha 60ka oo lagu waraystay wasiirka amniga maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur ‘Taar Dhuleed’

Madasha 60ka oo lagu waraystay wasiirka amniga maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur ‘Taar Dhuleed’

Ka dib qulqaldii colaadeed ee magaalada Gaalkacayo ee ay isku hor fadhiyeen ciidamadaPuntland iyo Galmudug oo aysaaka isku dhuftee Maryo Calas kasoo jeeda labada dhinac ayaa waxaa madasha Falanqaynta Siyaasada…

Boqor Burhaan oo farriin degdeg ah ka soo saaray xiisadda ka jirta gobolka Mudug

Boqor Burhaan oo farriin degdeg ah ka soo saaray xiisadda ka jirta gobolka Mudug

Qardho Nov 28, 2015(Ceegaag) Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka beesha Daarood ayaa goor dhow soo saaray farriin degdeg ah oo u diray qeybaha kala duwan ee waxgaradka ku dhaqan gobolka Mudug,…

Boqor Buurmadoow oo ka biyo diiday Siyaasada Isimada ka hadalkeeda loo diiday

Boqor Buurmadoow oo ka biyo diiday Siyaasada Isimada ka hadalkeeda loo diiday

Hargaysa Nov 26, 2015 (Ceegaag) Boqor Buurmadoow oo gaadhay Caasimada Gobolka waqooyi Galbeed ee Hargaysa ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in siyaasadii Somaliland loo ee gaysiiyay sida tan Ereteriya.…

Madasha 60ka oo lagaga waraystay Nabadoon Yaasin Cabdisamad Cumar

Madasha 60ka oo lagaga waraystay Nabadoon Yaasin Cabdisamad Cumar

Ceegaag. Nov 25, 2015: Habeenimadii Xalay waxaa madasha 60ka ee falaqaynta siyaasada Soomaalida Nabadoon Yaasin Cabdisamad Cumar  isaga oo si waafiya uga hadlay xaalada cakiran ee magaalada Gaalkacayo, Anagaa Soo dajinay…

Booqasho Taariikhi ah oo General Maxamed Aadan Laangadhe ku tagay Kismaayo

Booqasho Taariikhi ah oo General Maxamed Aadan Laangadhe ku tagay Kismaayo

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed  Maxamed Aadan Laangadhe ayaa Booqsha uu ugu kuuro galayay xaalada Ciidamada Qalabka sida ee ku sugan Jubaland ku tagay magaalada Kismaayo isaga oo la hadlay…

Maamulaha Maamulka Khaatumo oo shir Jaraa’id ku qabtay Nayroobi

Maamulaha Maamulka Khaatumo oo shir Jaraa’id ku qabtay Nayroobi

Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa ka dhawaajiyay in kala goynta Soomaaliya laga wado magaalada Muqdisho. Sidoo kale Dr. Cali Khaliif ayaa shaaca ka qaaday in Isimada Maxamuud Saleebaan uusan imanin…

OGAYSIIS: BISHAARO BISHAARO BISHAARO…WAA MUTAMARKII 8-AAD

OGAYSIIS: BISHAARO BISHAARO BISHAARO…WAA MUTAMARKII 8-AAD

Assalamu Calaykum. Waxaan walaalaha Somaliyeed ee ku nool Boston iyo Nawaaxigeeda loogu bishaaraynayaa in  bishaan November 27-29 2015 uu dhacayo Mutamarkii 8-aad ee markazka Boston Islamic center uu marti galin jiray. Waxaa…

Weerar lagu qaaday Hotel Radisson Blue Ee Caasimada Baaku dalka Maali

Weerar lagu qaaday Hotel Radisson Blue Ee Caasimada Baaku dalka Maali

Weerarkii lagu qaaday Salaadii jimcaha kadib hotel Radisson Blue ee ku yaala Bartamaha Caasimada Dalkaasi Maali ee Bamako ayaa waxaa fulisay 10 nin oo hubeysan kuwaa oo wata qorayaha daran…

DAAWO shir-saxaafadeedka Wafdigii xaqiiq raadinta ee loo diray Xadka Baladxaawo

DAAWO shir-saxaafadeedka Wafdigii xaqiiq raadinta ee loo diray Xadka Baladxaawo

Iyada oo ay isa soo tayaan xadgudubka xad beenaadka aynu la leenahay Kiiniya ayaa waxaa shir saxaafadeed qabtay gudi xaqiiqo raadin ah oo uu Baarlamaanku u diray deegaanada lala baxay…

Maamulha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo oo u duulay shirka Nayroobi

Maamulha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh  iyo wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo oo u duulay shirka Nayroobi

Maamulaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Kahliif Galaydh ayaa ka duulay gagaida diyaaradaha ee Ismaaciil Mire magaalada Buuhoodla isaga oo hor kacaya wafti culus oo ka qaybgalaya shirka Nayroobi ee maamul…

Wasiir Diini “Ciidanka X.D.S waxay u tababaran yihiin dhowrista Xaquuqal Insaanka

Wasiir Diini “Ciidanka X.D.S waxay u tababaran yihiin dhowrista Xaquuqal Insaanka

Ceegaag. Nov 15, 2015..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo kulan la qaatay u qeyb sanaha Xog-hayaha guud ee QM Arrimaha Xuququl insaanka Ivan simonovic ayaa ka wada…

Maamulka Jubaland oo Sheegay inaysan ka jiifin Xadgudubka Xadka ee Kiiniya

Maamulka Jubaland oo Sheegay inaysan ka jiifin Xadgudubka Xadka ee Kiiniya

Maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay darbiga Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya, gaar ahaan kusoo xad gudubtay degmada B/xaawo. Wasiirka Arrimaha Gudaha…