Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo oo u duulay shirka Nayroobi

Maamulaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Kahliif Galaydh ayaa ka duulay gagaida diyaaradaha ee Ismaaciil Mire magaalada Buuhoodla isaga oo hor kacaya wafti culus oo ka qaybgalaya shirka Nayroobi ee maamul u dhisida Gobolada Sanaag, Sool, iyo Togdheer qaybta Caymeed.

Wariyaha Buuhoodle Cali dhagjar ayaa warinayaa warkaa ee Daawada.

Shirka Nayroobi ayaa ah mid daba socda danaha ay wadamada Qarbigu ka lee yihiin Soomaaliya iyada oo labadan gobol ku fadhiyaan Saliid Caydhiin oo ay hore u sahansadeen shirkado laga leeyahay wadankan Maraykanka.

Wadamada Golaha amaanka ayaa dhawaan u magacaaban doona Soomaaliya Taliye Guud oo ay hoostagi doonaan 27,000 ee AMASOM iyo 10,000 ee uu Taliya u yahay Maxamed Aadan Laangadhe hadii lagu guulaysto in Soomaaliya dib loogu celiyo nidaamka 4.5 Tasoo dhaxal wareejin doonta dhulka Soomaaliyeed.

Ceegaag.com

Ogaysiis. Ceegaag dalka waxay ku dhiiro galinasaa inuu yeesho 1, hal Madaxwayne oo ah kan dawlada dhexe inta kale waa maamulayaal maamul.

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply