Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha 60ka oo lagaga waraystay Nabadoon Yaasin Cabdisamad Cumar

Ceegaag. Nov 25, 2015: Habeenimadii Xalay waxaa madasha 60ka ee falaqaynta siyaasada Soomaalida Nabadoon Yaasin Cabdisamad Cumar  isaga oo si waafiya uga hadlay xaalada cakiran ee magaalada Gaalkacayo, Anagaa Soo dajinay reer Galmudug magaalada oo guryahayagii ayay ku jiraan, iyaguna waa Yuhuud anaguna Falastiiniyiinbaan noqonay, Afduubad ayay nooga dileen 76 qof intii u dhaxaysay 2012 to 2014. Cade Muuse iyo Cabdiraxmaan Faroole waxba u may qaban gobolka Mudug.

Waraysiga oo ahaa mid kiiska gardaro ee dagaalka ku kuusay maamulka Galmudug. iyada oo la sugayo waraysiga dhinaca Galmudug. Dhagayso…Nabadoon Yassin Cabdisamad

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply