Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha 60ka oo lagu waraystay wasiirka amniga maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur ‘Taar Dhuleed’

Ka dib qulqaldii colaadeed ee magaalada Gaalkacayo ee ay isku hor fadhiyeen ciidamadaPuntland iyo Galmudug oo aysaaka isku dhuftee Maryo Calas kasoo jeeda labada dhinac ayaa waxaa madasha Falanqaynta Siyaasada Soomaaliya Lagu Waraystay Wasiirka Amniga ee Galmudug oo maqaaxi magaalada dhexdeeda ah ka qadaynaya sida uu sheegtay Dagaalka ayaa dhacaya wararka nasoo gaadhaya ayaa dheegaya in ciidmadii Galmudug laga saaray magaalada. Riix Halkan si aad u  Dhagaysato..Waraysiga wasiirka amniga maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur

Ceegaag.com

Ogaysiis: Ha magoogaan waraysiga Gen. Siciid dheere dhanka puntland iyo Madasha 60ka saacadaha soo socda.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply