Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Boqor Buurmadoow oo ka biyo diiday Siyaasada Isimada ka hadalkeeda loo diiday

Hargaysa Nov 26, 2015 (Ceegaag) Boqor Buurmadoow oo gaadhay Caasimada Gobolka waqooyi Galbeed ee Hargaysa ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in siyaasadii Somaliland loo ee gaysiiyay sida tan Ereteriya. Isaga oo canbaareeyay weerarka lagu qaaday Safaarada Turkiga iyada oo laga fidiyay warar warxumo Tashiil ah.

Boqorada ingiriiska ayaa warqad aan ugu cabano u diray oo way iiga soo jawaabtay, Salaadiinta kuwa sheegta guud waxay u yihiin Afhayeeno kuwa ay isku haybta yihiin uun. ‘Salaadiintu ciyaarta islama taqaan’ Daawo Shirkaa Jaraa’id…

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply