Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulaha Maamulka Khaatumo oo shir Jaraa’id ku qabtay Nayroobi

Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa ka dhawaajiyay in kala goynta Soomaaliya laga wado magaalada Muqdisho. Sidoo kale Dr. Cali Khaliif ayaa shaaca ka qaaday in Isimada Maxamuud Saleebaan uusan imanin caleema saarkii Boqorka Daarood isaga oo dhinaca kale sheegay in ay beesha Dhulbahante ka midaysantahay dhamaan beelaha tiradooda oo kale ah.

Dhinaca kale beesha Isaaq dadka ay iska dileen Siyaasada dawladii kacaankau kama dilin ayuu yidhi Dr. Galaydh. isaga oo dhinaca Khaatumana sheegay inaysan Siyaasad isku dilin reer Khaatumo marka laga reebo Dharkayngeeyo iyo Taleex.

Daawo Shirkaa Jaraa’id

Ceegaag.com

Ogaysiis. Ceegaag dalka waxay ku dhiiro galinasaa inuu yeesho 1, hal Madaxwayne oo ah kan dawlada dhexe inta kale waa maamulayaal maamul.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply