Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

OGAYSIIS: BISHAARO BISHAARO BISHAARO…WAA MUTAMARKII 8-AAD

Assalamu Calaykum.

Waxaan walaalaha Somaliyeed ee ku nool Boston iyo Nawaaxigeeda loogu bishaaraynayaa in  bishaan November 27-29 2015 uu dhacayo Mutamarkii 8-aad ee markazka Boston Islamic center uu marti galin jiray. Waxaa kasoo qayb galaya culimo kala duwan ay kamid yihiin Sheikh Abdirahman Sheikh Cumar, Sheikh Mahbuub Mohamed, Sheikh Abdulbury Yahay, iyo sidoo kale culimadeena goballada New England.

Mutamarka sanadkaan ayaa waxaa loogu magac daray (????????????? ???????? ??????? ???????? ????? ???????????) Waxaana looga hadli doonaa dhamaan mawduucyada kahadlaya isku haynta bulshada iyo waxyaalaha dhaawacaya. sidoo kale Mutamarku wuxuu yeelan doonaa barnaamijyo xiiso badan oo ay kamid yihiin Muxaadarooyin somali iyo English ah, Tartamo Quraan, anaashiidyo, sports iyo kuwo kale oo badan.

Mutamarku wuxuu ka dhici doonaa English High school oo horay labadii sano ee lasoo dhaafay lagu qabtay. Fadlan gaarsii dhamaan asxaabtaada, qaraabadaada iyo dhamaan inta aad wanaaga iyo khayrka aad lajaceshahay.

Jazaka Allahu Khayran

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply