Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 61)

Waa wakhtigii xoraynta NFD la’bilaabi lahaa

Waa wakhtigii xoraynta NFD la’bilaabi lahaa

Ajandaha kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ahaa dood kulul oo ay kaga hadleen derbiga ay Kenya ka dhiseyso Xuduudda Soomaaliya, waxaana dooda Mudaneyaasha Baarlamaanku guntooda ay aheyd in xal sharci…

Somalia is now under full control of the United Nations. The Council at this time chaired by the British “What’s consequence”:

Somalia is now under full control of the United Nations. The Council at this time chaired by the British “What’s consequence”:

9 November 2015 –(CEEGAAG)  The Security Council today approved a successor operation to the six-year-old United Nations Support Office for the African Union Mission to Somalia, known as UNSOA, underlining…

Oromada oo Horay Isaaqa iyo Daaroodku dhulka ka riixdeen ayaa hada ay cadaatay soo..

Oromada oo Horay Isaaqa iyo Daaroodku dhulka ka riixdeen ayaa hada ay cadaatay soo..

Sinqidi ay kusoo sinqayaan dhulka Soomaalida. Daawo Hargeysa oo lagu caleemsaaray Caaqil Ethiopian, Jaarso Oroma ah, iyagoo sheegay iney sidoo kale duuban doonaan Suldaan iyo Ugaas, waxaa arrintaan ka qeeyliyay…

Maamulaha Jubaland Axmed Madoobe iyo Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid oo dib ugu laabtay Siyaasadii Jubaland laga lahaa

Maamulaha Jubaland Axmed Madoobe iyo Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid oo dib ugu laabtay Siyaasadii Jubaland laga lahaa

Dhadhaab..Nov 07, 2015 (Ceegaag) Madaxweynaha Mamaulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in kaalintooda ay ka qaadanayaan sidii dib u dajin loogu  samayn lahaa Dadka dib uga soo…

Ra’iisal Wasaare Sharma’arke oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab

Ra’iisal Wasaare Sharma’arke oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab

November 7(Ceegaag)— Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdrashid Cali Sharma’arke ayaa maanta booqday xeryaha qaxootiga dalka Kenya kadib markii uu shalay gaaray magaalada Nairobi. Cumar Cali Sharma’arke ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa…

Shirkii Bilaha ee Khatumo Belgium oo Shalay Dhacay

Shirkii Bilaha ee Khatumo Belgium oo Shalay Dhacay

  Shirkan oo kadhacay magaalada Kortrijk ee wadanka Belgium ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada reer khatumo, shirkan oo loogahadlayay xaaladaha ay maantay marayso bulshada reer…

Kooxda Somaliska Sport Club oo 10 sano jirsatay iyo Gudoom iyaha xisbiga TAYO Maxamed C. Farmaajo oo ka soo qeeb galay

Kooxda Somaliska Sport Club oo 10 sano jirsatay iyo Gudoom iyaha xisbiga TAYO Maxamed C. Farmaajo oo ka soo qeeb galay

Nov 01, 2015 (ceegaag). Waxaa magaalada Gothenburg ee dalka Sweden lagu xaflada aad u balaarn oo lagu xusaayey 10 guuladii markii la aasaasay kooxda Somaliska Sport Klubb ee magaalada Goteborg.…

Weerar lagu Qaaday Hoteel Saxafi iyo Al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyada weerarka

Weerar lagu Qaaday Hoteel Saxafi iyo Al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyada weerarka

November 01 (Ceegaag) — Ugu yaraan 12 qof ayaa oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia iyo milkiilihii hotel Saxafi ayaa ku geeriyooday, in ka badan 20-qof oo…

Magaalada Muqdisho oo si weyn looga xusay maalinta xornimada dalka Turkiga

Magaalada Muqdisho oo si weyn looga xusay maalinta xornimada dalka Turkiga

Munaasabad aad u weyn oo ay ka soo qeyb galeen inta badan madaxda ugu sareysa dalka, diblomaasiyiinta Soomaaliya iyo Turkiga, saraakiisha labada dal iyo xubno lagu martiqaaday ka qeyb galka…

Sucuudiga oo garawsaday soonaqashada dawladnimada Soomaaliya si diirana usoo dhaweeyay madaxweenaheeda Xasan Sheekh

Sucuudiga oo garawsaday soonaqashada dawladnimada Soomaaliya si diirana usoo dhaweeyay madaxweenaheeda Xasan Sheekh

U adeegaha labada labada masjid ee barakaysan ahana Baqarka sucuudi carabiya Salmaan Bincabdulcasiis Alasucuud ayaa sidii loosoo dhaween jiray madaxwaynaha Soomaaliya waayo waayo u soo dhaweeyay tasoo daliil u ah…

Wasiiradii shalay iska Casilay Maamulka Somaliland oo kuwii badalilahaa hada lamagacaabay

Wasiiradii shalay iska Casilay Maamulka Somaliland oo kuwii badalilahaa hada lamagacaabay

WAR-SAXAAFADEED   Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey golaha wasiirada Somaliland, isagoo buuxiyey qaar ka mida wasaaradihii…

Waraysigii Madaxwayne-kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Lagula yaashay madasha 60ka

Waraysigii Madaxwayne-kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Lagula yaashay madasha 60ka

Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa lagu la yeeshay madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Galmug Maxamed Xaashi Cabdi ‘Carabay’ , Waraqysigan ayaa waxlaga waydiiyay xidhiidhka Galmudug iyo Puntland siiba labada hogaamiye…

Siyaasada Maamulka Khaatumo oo rakaadisay Siyaasadahii Somaliland iyo Puntland

Siyaasada Maamulka Khaatumo oo rakaadisay Siyaasadahii Somaliland iyo Puntland

Ceegaag. Oct 26, 2015 Hargaysa. Siyaasada maamulka Khaatumo ee qunyar socodka ah inbadana colaada cagahooda kaga cararyay ayaa si wayn ugu guulaysatay inay rakaadiyo siyaasadihii maamulada Somaliland iyo Puntland kadib…

Ogaysiis: Gonthenbourg oo lagu soo dhawe-enaya Gudoomiyaha Xisbiga TAYO Farmaajo

Ogaysiis: Gonthenbourg oo lagu soo dhawe-enaya Gudoomiyaha Xisbiga TAYO  Farmaajo

Xafalad aad u balaadha ayaa lagu soo dhaweenayaa reysalwasaarihii hore ee Soomaaliya ahna gudoomiyaha xisbi siyaasadeedka TAYO Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kasoo qaybgal wacan Ceegaag.com…

Inaalilaahi Wa’inaa ilayhi Raajicuun Tacsi: Xaaji Abdi Muuse Nuur oo ku geeryooday Buuhoodle

Inaalilaahi Wa’inaa ilayhi Raajicuun Tacsi: Xaaji Abdi Muuse Nuur oo ku geeryooday Buuhoodle

Ceegaag Oct 25, 2015: Buuhoodle.. Waxaa magaalada Buuhoodle ku geeryooday Alle ha u naxariistee Xaaji Abdi Muuse Nuur iyada oo isla shalayba lagu aasay magaalada Buuhoodle. Dhamaan reer Xaaji Cali…

Axmed Xaaji Hirad oo maanta ku geeriyoodey magaalada Ottawa ee dalka Kanada.

Axmed Xaaji Hirad oo maanta ku geeriyoodey magaalada Ottawa ee dalka Kanada.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta saacada 1:00 pm “Eastern time”  ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Kanada  ALLAHA u naxariistee Axmed Xaaji Hirad oo si…

Madasha 60ka: Axmed Cawad Cashara oo ku daah rogay dadka bahdilaya Soomaaliya

Madasha 60ka: Axmed Cawad Cashara oo ku daah rogay dadka bahdilaya Soomaaliya

Ceegaag. Oct 21, 2015 Boston. Axmed Cawad Casharo ayaa marti ku ahaa madasha faaqidaada siyaasada Soomaalida isaga oo daaha ka rogay waxyaabahii keenay burburkii Soomaaliya, Siyaasad la’aanta Dawlada Soomaaliya, Jalaafooyinka ay…

Soomaalaay ka kaca wadankeenii waala qabsaday e/iska rida dawlada dabaqoodhiga ah

Soomaalaay ka kaca wadankeenii waala qabsaday e/iska rida dawlada dabaqoodhiga ah

Soomaalaay ka kaca, Soomaaliya malaha Dawlad, Soomaaliya malaha Baarlamaan, Somaaliya malaha Madaxwayne, Dalka waa la haystaa ee ka kaca oo ku dagaalama meel walba oo aad joogtaan. Waxaa Shalay soo…

Wararkii ugu danbeeyay nabadaynta beelaha dega Qorilay iyo Magaclay ee deegaanka Xoore

Wararkii ugu danbeeyay nabadaynta beelaha dega Qorilay iyo Magaclay ee deegaanka Xoore

Ceegaag. Oct 19,2015 Sool: Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Xoore oo ay taalay gogosha nabadaynta beelaha walaalaha ah ee ku diriray halkaa ayaa waxaa la baahiyay  qodonadan soo socda 1:…

Madasha 60ka oo lagu waraystay xoghayaha xaga siyaasada maamulka Khaatumo Maxamed yuusuf jaaamac Indho-Sheel

Madasha 60ka oo lagu waraystay xoghayaha xaga siyaasada maamulka Khaatumo Maxamed yuusuf jaaamac Indho-Sheel

Ceegaag: Oct 19, 2015 . Boston/ Iyada oo ay baryahan jireen shirar kakala dhacayay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo daafaha aduunka shirarkan oo loogu gogol xaadhayo in maamul goboleed buuxa…