Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 59)

Xuskii Sanad Guuradii 4aad Ee Khatumo State of Somalia oo Xalay ka Dhacday Wadanka Belgium

Xuskii Sanad Guuradii 4aad Ee Khatumo State of Somalia oo Xalay ka Dhacday Wadanka Belgium

  Xafladan oo si heersare ay loo soo agasimay, ayaa waxay ahayd mid lagu xusayay sanadguuradii 4aad ee Khatumo State of Somalia , waxaa kasoo qayb galay Jaaliyadaha somaliyed ee…

Haayada Basawayn oo Biyo galin u samaysay Ceelkamida Ceelasha magaalada Ceegaag

Haayada Basawayn oo Biyo galin u samaysay Ceelkamida Ceelasha magaalada Ceegaag

Haayada Basawayn oo ay maalgaliso UNICEF ayaa barnaamij  biyo galin ah u samaysay ceelkamida ceelasha magaalada Ceegaag. Ceelkan ayaa horay ay Haayada SCERDO ugu qoday Magaalada  Balse Haayada Basawayn barnaamij…

Argayga Gaarka ah ee IGAD u Qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afay oo lagu waraystay madasha 60ka

Argayga Gaarka ah ee IGAD u Qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afay oo lagu waraystay madasha 60ka

Iyada oo uu fashil ku dhamaaday shirkii Kismaayo ee hiigsiga 2016 ka dib markii laysku mariwaayay habka looga gudbayo nidaamka xaaraanta ah ee 4.5 ama in lagusii nagaado Goobtaa habaaska…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Gudoomi-yihii hore ee gobolka Hiiraan ‘Laqanyo’

Madasha 60ka oo lagu waraystay Gudoomi-yihii hore ee gobolka Hiiraan ‘Laqanyo’

Madasha Lixdanka oo aalaaba lagu qaadaa dhigo siyaasada Soomaalida ayaa waxaa laga waraystay Cabdi Faarax Laqanyo oo sanadadii 2013 ilaa 2014 ahaa gudoomiyaha gobolka Hiiraan waxaana hadladiisii kamida…Dhagayso.Cabdi Faarax Laqanyo..…

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo Maxaa dib U dhigay

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo Maxaa dib U dhigay

Beesha Caalamka iyo madaxda Soomaalida ayaa shir uga furmay Kismaayo hadaba Barnaamijka dareenka Shacabka ayaa waxa uu shirkaa ka waraystay Maxamed Cabdi Afay danjiraha IGAD ee Soomaaliya. Su’aalaha la waydiiyay…

Maamulka SSC waxaa loogu wanqali doonaa Dhul Warsan State Garaad Jaamac Garaad Cali

Maamulka SSC waxaa loogu wanqali doonaa Dhul Warsan State Garaad Jaamac Garaad Cali

Qudbad uu u jeediyay Jaaliyada  Imaaraadka Carabta Garaadka Guud ee deegaanada SSC ayaa waxa uu carabka ku balbalaadhiyay in lasoo dhaafay wakhtigii masiirka dadka laga iibin jiray maamulada Hareeraha. Daawo…

Madaxwaynaha Dawlada Khaatumo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Balicad

Madaxwaynaha Dawlada Khaatumo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Balicad

Waxaa magaalada Balicad oo haatan xarun KMG u ah dawlada Khaatumo soo gaadhay madaxwrynaha Khaatumo iyo madax ka socota dawlada Fadaraalka Soomaaliya iyo madaxda maamulka Maakhir. Shacabka Khaatumo ee Balicad…

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Gaadhay Rugta Ganacsiga Soomaaliya ee Boosaaso.

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Gaadhay Rugta Ganacsiga Soomaaliya ee Boosaaso.

Boosaaso Jan 07,  2016 (Ceegaag) Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horaysay intuu madaxwaynaha ahaa ka degay magaalo ganacsiyeedka ugu wayn Soomaaliya ee Boosaaso. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Xadhiga ka…

Hambalyo Meher Cabdisamad Cawil Cumar iyo Hodan Cabdi Faarax

Hambalyo Meher Cabdisamad Cawil Cumar iyo Hodan Cabdi Faarax

Waxaa halkan tahniyad looga diraya Cabdisamad Cawil Cumar iyo Hodan Cabdi Faarax oo uu meherkoodu ka dhacay wadanka Belgium Magaalada Antwerpen. 1. Gudomiya khatumo ee wadanka Belgium Mudane Maxamed Cige…

SANAD GUURADII 4AAD EE KHATUMO STATE OF SOMALIA BELGIUM

SANAD GUURADII 4AAD EE KHATUMO STATE OF SOMALIA BELGIUM

Waxaa loogu baaqaya dhaman jaliyadaha reer khatumo iyo shacabka somaliyed ee midnimada jecel in laqaban doono Sanadguuradii 4aad ee Khatumo State of Somalia taasoo kadhici donta wadanka Belgium 23.01.2016ka iyadoo…

Xaflad loogu dabaaldagayay Sanadguuradii 3aad ee Jaalliyadda DDSI oo Edmonton lagu qabtay. Daawo

Xaflad loogu dabaaldagayay Sanadguuradii 3aad ee Jaalliyadda DDSI oo Edmonton lagu qabtay. Daawo

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaaldagey sanadguuradii 3aad ee Aasaaskii Jaalliyada DDSI ee gobolkan Alberta, ayaa lagu qabtay NOVA Hotel ee magaalada Edmonton. Xafladan ayaa…

Taliyaha CXD Soomaaliyeed oo la kulmay dhigiisa Wadanka Talyaaniga

Taliyaha CXD Soomaaliyeed oo la kulmay dhigiisa Wadanka Talyaaniga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas MaxamedAaden Axmed, taliyeyaasha Ciidamadda Cirka iyo Badda, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Abbandulaha Guud ee…

Hambalyo: Meherka Maxamed Cabdi Aw Aaden iyo Amaal Aaden Maxamuud

Hambalyo: Meherka Maxamed Cabdi Aw Aaden iyo Amaal Aaden Maxamuud

Asalaamu calaykum, Bahda CEEGAAG.COM iyo dhammaan mudanayaasha iyo marwooyinka hoosta ku xusan ayaa hambalyo kal iyo laab ah u diraya Maxamed Cabdi Aw Aadan iyo Amaal Aaden Maxamuud, oo maanta…

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maanta u dabaal degaya sanad-guuradii 72aad ee aas aaskooda

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maanta u dabaal degaya sanad-guuradii 72aad ee aas aaskooda

December 20 (Ceegaag)— Munaasabad lagu maamuusayo 72-guuradii ka soo wareegatay aas aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa saaka ka socota magaalada Muqdisho, iyadoo fantasiyo iyo dhoolatus ay ciidamada ka sameynayaan fagaaraha…

ALLE Barigii Sanadlaha ahaa ee Reer Ceegaag oo lagu qabtay sanadkan Baliga Magaaladaasi

ALLE Barigii Sanadlaha ahaa ee Reer Ceegaag oo lagu qabtay sanadkan Baliga Magaaladaasi

Ceegaag Dec 18, 2015(Ceegaag)War uu Somali Chanel usoo tabiyay wariyaha Mandaqada Caymeed ee Cali Dhagjar ayaa kusoo waramaya in ALLE Bari Sanadla ah oo sanad walba ka dhaca Magaalada Ceegaag…

Taageero Go’aankii Beesha Mudulood ay ku diideen Nidaamka 4.5

Taageero Go’aankii Beesha Mudulood ay ku diideen Nidaamka 4.5

Jaaliyadda Soomaaliyeed Edmonton, Alberta Canada                           Golaha Nabada Midnimada “Somalia We care”. Ku: Imaamka Beesha Mudulood Ku: R/W…

Video of Ottawa-area children’s choir singing traditional Arabic song goes viral

Video of Ottawa-area children’s choir singing traditional Arabic song goes viral

A children’s choir made up of more than 200 Ottawa-area schoolchildren sing a traditional Arabic song at a December 2015 concert. A video of the performance posted to YouTube earlier…

Tababar ku saabsan Tayeynta Hal-abuurka iyo Barasha Xirfadeedka Farshaxanka oo Muqdisho lagu qabtay

Tababar ku saabsan Tayeynta Hal-abuurka iyo Barasha Xirfadeedka Farshaxanka oo Muqdisho lagu qabtay

December 11Muqdisho(Ceegaag)–Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay kulan ku saabsan Tabarka Farshaxanka Qalinka oo si gaar ah loo barayo Ardayda Dugsiyada Sare,waxana ka soo qeybgalay Xildhibano,Gudoomiyaha Akadimiyada AGA,Gudoomiyaha naasidiga Hal- abuurka…

Maamulka Khaatumo oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Maamulka Khaatumo oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Muqdisho Dec 10 2015 (Ceegaag) Maamulka Khaatumo ayaa shir Jaraa’id ku qabtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, iyaga oo ka hadlay DIyaaradaha kor heehaabayay deegaanada Khaatumo siiba dhinaca Nugaasha, iyo waliba…

Madaxwaynaha Awdal State Pro. Nageeye oo ku dhawaaqay Doorashada Gobolkaa

Madaxwaynaha Awdal State Pro. Nageeye oo ku dhawaaqay Doorashada Gobolkaa

Madaxwaynaha Awdal State Pro. Nageeye  ayaa ku dhawaaqay inuu dhamaanba kala diray golihiisii wasiirada isaga oo sheegay  in  Awdal State jiridoonto tahayna Dad taariikh ahaan ka facwayn kan Somaliland. Isaga…