Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 58)

Madasha 60ka oo lagu waraystay Siyaasiga Caanka ah reer Puntland Cali Cabdi Awaare(Maya 4.5)

Madasha 60ka oo lagu waraystay Siyaasiga Caanka ah reer Puntland Cali Cabdi Awaare(Maya 4.5)

Cali Cabdi Awaare ayaa la waydiiyay meesha uu marayo wadahadalada iyo Go’aanka ay Puntland ahaa u gudbiyeen Ergayga gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan QM waxaana hadaladiisii kamid ahaa… Dhagayso…

Madasha 60ka oo lagaga waraystay Idiris Xasan Faarax Xaalada Guud ee Soomaaliya(Maya 4.5)

Madasha 60ka oo lagaga waraystay Idiris Xasan Faarax Xaalada Guud ee Soomaaliya(Maya 4.5)

Eng. Idiris oo ahaa Salkaal u shaqeenayay Qarankii Soomaaliya ee ku burburay gacanta Jabhadihii gacan saarka lalahaa dawlada Ethiopia isaga oo soo aaday arin Caafimaad sidaasna dalku ku burbuary 1990…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdilaahi Cali Ciid(Maya 4.5)

Madasha 60ka oo lagu waraystay Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdilaahi Cali Ciid(Maya 4.5)

Garaadka ayaa sheegay inay reer Puntland ahaan aysan marnaba ku qancayn in nidaamka 4.5 in Soomaaliya dawlad loogu dhiso, Garaadka ayaa sheegay in ay Hogaamiyo dhaqameed ahaan in aan marnaba…

Madsha 60ka oo lagu waraystay Aqoonyahan Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed ‘Gablax'(Maya 4.5)

Madsha 60ka oo lagu waraystay Aqoonyahan Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed ‘Gablax'(Maya 4.5)

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ka mida siyaasiyiinta deegaan ahaan ka soo jeeda Maamulka Puntland ayaa lagu waraystay madasha 60ka isaga oo weeraray nidaamka 4.5 ee ladoonayo in dib loogu doorto…

Saxaafada oo lagu weeraray Buuhoodle

Saxaafada oo lagu weeraray Buuhoodle

Magaalada Buuhoodle ayaa maxaysato garab ogi ku weerartay wariyaha Mandaqada gobolka Cayn Cali Dhegjar. Aniga oo og in dad dabaqoodhiyaal ahi ay si xora u yimaadaan Magaalada Buuhoodle oo ay…

Madsha 60 oo lagu waraystay Gudoomiyihii duqii magaalada hore ee degmada Buuraan ee gobolka Heyland Bootaan Axmed Bootaan

Madsha 60 oo lagu waraystay Gudoomiyihii duqii magaalada  hore ee degmada Buuraan ee gobolka Heyland Bootaan Axmed Bootaan

Gudoomiyihii iyo duqii magaalada  hore ee degmada Buuraan ee gobolka Heyland ayaa is casilay isga oo eedaymo dusha uga tuuray maamilka Puntland ee uu madaxwaynaha ka yahay Cabdiwali Gaas. Waraysigii Bootaan…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Abwaan Aadan Badulaahi Cartan(Aadan Soomaali)

Madasha 60ka oo lagu waraystay Abwaan Aadan Badulaahi Cartan(Aadan Soomaali)

Aadan Shibiro-lays oo ah Muusikiiste, curiye, iyo laxamiiste ahna nin aad ugu dhuun daloola siyaasada Soomaaliya ayaa lagu waraystay madasha 60ka aadan ayaa u tacsiyeeyey dadka ay cadowga Kiiniyaatigu ku…

Guurkii warbaahinta Muqdisho iyo Shabaab wixii kala qabsaday 2006 ilaa 2012

Guurkii warbaahinta Muqdisho iyo Shabaab wixii kala qabsaday 2006 ilaa 2012

Barnamijka Dilaaga Saxafiga iyo Wariye Cabdi Casiis Africa. Ceegaag.com…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Afhayeenka Gobolka Bari Sakariye Xaaji Siciid

Madasha 60ka oo lagu waraystay Afhayeenka Gobolka Bari Sakariye Xaaji Siciid

Waryasigan oo lagu qaadaa dhigay xaalada Caasimada Boosaaso iyo sida reer barigu qaatiyaan uga taagan yihiin xukuumada Cabdiwali Gaas. Sakariye ayaa sheegay in ay muhimtahay inay reer Barigu iska kiciyaan…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamed Maxamed Galan

Madasha 60ka oo lagu waraystay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamed Maxamed Galan

Gobolka Bari caasi,adiisa Boosaaso oo ay hadheeyeen Banaanbaxyo ka dhan ah maamulka Puntland oo ay qaar kamida shacabka magaaladaa ka cabanayeen sinaan la’aan ay ku arkeen in fursadaha shaqo, maamul,…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil

Madasha 60ka oo lagu waraystay Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil

Xildhibaanka ayaa raali galin ka bixiyay eedaymo hore oo uu u jeediyay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas isaga oo ku eedeeyay inuu saxeexay nidaamka xaaraanta ah ee 4.5. Xildhibaan Xoosh ayaa…

Madasha 60ka oo lagaga waraystay Wariye madaxbanaan Banaanbax Dhibaato Gaystay oo ka dhacay Boosaaso

Madasha 60ka oo lagaga waraystay Wariye madaxbanaan Banaanbax Dhibaato Gaystay oo ka dhacay Boosaaso

Wariye madax banaan oo magaciisa lagu soo gaabiyay Cabdiraxmaan ayaa saaka lagu waraystay madasha 60ka Banaanbaxa ayaa salka ku hayay kadib markii uu iscasilay wasiirka duulista iyo hawada Shire Xaaji…

Waraysi Madasha Lixdanka lagula yeeshay General Cabdulaahi Maxamuud Gaafoow

Waraysi Madasha Lixdanka lagula yeeshay General Cabdulaahi Maxamuud Gaafoow

Madaxa laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Genaral Gaafoow oo lagu waraystay madasha 60ka ayaa shaaca ka qaaday in Baasaboorka Soomaaliya laga bixiyo dhamaan Gobolada dalka sida Buuhoodle, Boorame, Hargaysa, Garoowe…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Safiirka hore ee Soomaliya u fadhiyay Kiiniya Cali America

Madasha 60ka oo lagu waraystay Safiirka hore ee Soomaliya u fadhiyay Kiiniya Cali America

Cali Ameerika oo ku dhashay Muqdisho 1962 waxna ku soo bartay Jamacad ku taala gobolka Maryland,  Maraykanka, soona qalin jabiyay 1985 markii uu dalka ku soo noqdayna ka shaqeenayay Bangigii…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud

Madasha 60ka oo lagu waraystay Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud

Su’aalaha la waydiiyay ayaa waxaa kamid ahaa, xaalada dalka uu marayo maanta, khilaafaadka jira sida kan goosashada gobolada waqooyi, maamul u samaynta SSC, booqshadii gudoomiye Jawaari ee Dhuusamareeb, Duqaymaha lagu…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Cabdicasiis Cali Ibraahim ‘Xildhibaan’

Madasha 60ka oo lagu waraystay Cabdicasiis Cali Ibraahim ‘Xildhibaan’

‘Dadqaloto ayaa dalka hogaaminasa maanta dawladina kama jirto Soomaaliya’…Qoraaga u ololeeya nabadaynta iyo xasilinta Soomaaliya Cabdicasiis Cali Ibraahim Xildhibaan ahna qoraa caana ayaa lagu waraytay madasha 60ka ee nala dhagayso wixii…

Madhasha 60ka oo lagu waraystay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo Daboolka ka qaaday wixii qudhmuunaa ee dawladeenu inoo dadasay iyo lugooyada dawlad goboleedada

Madhasha 60ka oo lagu waraystay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo Daboolka ka qaaday wixii qudhmuunaa ee dawladeenu inoo dadasay iyo lugooyada dawlad goboleedada

Xildhibaan Jeesoow ayaa shaaca ka qaaaday in dawlad goboleedada iyaga oo aan sharci ahayn ay baarlamaan ahaan u ogolaadeen inay masiirka dalka wax ka gooyaan balse ay ku guul dareesteen…

Madasha 60ka oo lagu waraystay Gudoomiya-ha Midnimada Qaran Soomaaliya Cabdilaahi Cali Hirad

Madasha 60ka oo lagu waraystay Gudoomiya-ha Midnimada Qaran Soomaaliya Cabdilaahi Cali Hirad

Madasha 60ka oo ah madasha madal lagu qaadaa dhigo siyaasada Soomaaliya ayaa waxaa lagu warystay Gudoomiyaha urur lamagac baxay  midnimada Soomaalia  Waraysigii  Cabdilaahi Cali Jirad Waraysiga oo uu qaadayay Wariye…

Cabdi Xaaji Goobdoon oo ahaa ruug cadaa Saxaafadda Somaliya ka tirsan oo geriyoday

Cabdi Xaaji Goobdoon oo ahaa ruug cadaa Saxaafadda Somaliya ka tirsan oo geriyoday

Janaayo 26 (Ceegaag)-Alle ha u naxariisto Cabdi Xaaji Gobdoon oo ahaa ruug-cadaa saxaafadeed isla markaana ahaa la taliyaha arrimaha saxaafada ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa saaka waaberigii ku geeriyooday magaalada…

Wacdarihii Xafladii Khaatumo Toronto iyo Qudbadii Pro. Nimco Maxamed Cali(Daawo)

Wacdarihii Xafladii Khaatumo Toronto iyo Qudbadii Pro. Nimco Maxamed Cali(Daawo)

  Cafisfis iyo Caafiaad Imisaa xajka tagtay? Maxaad dareemi lahayd hadii markaad cagaha dhigto Maka, laguu diido inaad xajiso oo dib laguu soo celiyo? ka waran hadii aadan diyaarad qaadan,…