Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulyaasha Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Markii 3aad Ku Kulmay Magaalada Galkacayo

Kulkaani Maanta Magalada Galkacyo ay ku  yeesheen  Raiisul wasaraha Soomaaliya iyo Maamulyaasha Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlayay sidii loo dhaqan Galin lahaa heshiiski dhawaan ka dhacay Magalada Gaalkacyo una Dhaxeya Galmudug iyo Puntland iyadoona Dhinac kale Kulanka Ay Goob Joog ay ka ahaayeen Sarkiisha Ciidamada Amaanka Galmudug iyo Puntland kuwaasi oo lagu amaray in ay fuliyaan qodobadii ka soo baxay Heshiiski Gaalkacyo Labada Dhinac Ay ku Gaareen.

Labada maamule ee Galmudug iyo Puntland ayaa si wada jir ah u sheegay in ay ka xun yihiin dhacdii shalay ka dhacay magalada gaalkacyo iyagoona ugu baaqay shacabka reer Gaalkacyo in ay Guryahoda Ku Soo Laabtaan.

Ceegaaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply