Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka Khaatumo oo Degmada Boocame u dhisay Gole Deegaan(DAAWO)

Maamulka Khaatumo oo ku hawlan dhisida Goloyaasha deegaan dhulka maamulkan uu gacanta ku hayo ayaa waxaa maanta la dhmaystiray Golaha deegaanka ee degmada Boocame  iyada oo Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen ay doorteen Golaha deegaanka oo horay loogu dhisay degmadaasi, Wasiir gobleeg kuxigeenka Wasaarada arimaha gudaha ee Maamulka Khaatumo Mudane Cabdulaahi Jaamac Diiriye ayaa soo gabo gabeeyay muaanadabadaa. Xamse darwiish ayaa soo tabinaya warka munaasabadaa.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply