Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » MAQAALADA (Page 2)

Madaxwayne Farmaajo oo booqashadii 3aad ku tagay dalka dalka Eretariya

Madaxwayne Farmaajo oo booqashadii 3aad ku tagay dalka  dalka Eretariya

Asmara, Oktoobar 4, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, halkaas oo ay uga bilaabmatay booqasho…

Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal

Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal

Guddiga Hirgalinta Doorashada 2020/21 ee Heer Federal (GHDHF)Muqdisho, 1 October 2020Mabaadii’da Doorashada 2020/20211. Golaha Wadatashiga Qaranka, iyaga oo fulinaya heshiiskii siyaasadeed ee soo baxay September 17, 2020, qodobkiisa 1aad oo…

Taariikhda Jubaland by Aaden Baqow

Taariikhda Jubaland by Aaden Baqow

Ugaas Aaden Baqow ayaa ka taariikheeyay taariikhda deegaanada Waamo isga oo cadeeyay taariikh laysku dayay in mugdi la galiyo ama si qaldan loo minguuriyo. Nala dhagayso ama nala Daawo. Ceegaag.com…

Xaflad sandeedkii Jaaliyada Soomaalida reer Boston ee SAYPA 2020 oo hirgashay wiigan.

Xaflad sandeedkii Jaaliyada Soomaalida reer Boston ee SAYPA 2020 oo hirgashay wiigan.

Iyada oo ay wali jirto cabsida uu ku hayo aduunka cudurka Covic 19 ayaa waxaa suuro gashay in urur jaaliyadeedka Soomaaliyeed ee SAYPA ku guulaystay inuu hirgaliyo xaflad sanadeedkii uu…

War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

WAR-MURTIYEED Dhusamareeb, July 22, 2020 Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah, kana dhacay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug 19–22 Luuliyo,…

Daaqad Taariikheed Laascaanood 2005- Dugsigii Hoose Dhexe ee Gateway.

Daaqad Taariikheed Laascaanood 2005- Dugsigii Hoose Dhexe ee Gateway.

Bishii May 2005 ayaa shabakada Ceegaag booqasho shaqo ah ku tagtay Laascaanood goobihii aan booqanay ee aan warbixinta idiinka diyaarinay waxaa ka mid ahaa dugsiga hoose dhexe ee Gateway kaasoo…

Ka qaybqaado Gurmadka dadka Soomaalida ah ee uu Saameeyay caabuqa Karoonuhu

Ka qaybqaado Gurmadka dadka Soomaalida ah ee uu Saameeyay caabuqa Karoonuhu

Iyada oo caabuqa Karoonuhu saameeyay dunida ayaa hadana waxa uu aad u saameeyay shacabka Soomaaliyeed kuwooda saboolka ah, iyada oo taa ay ka duulaso ayaa Jamaad Fiin oo ka tirsan…

Abdiaziz Mohamed Liban oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Abdiaziz Mohamed Liban oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Muqdisho weerarkii ka dhacay hudheelka SYL lagu dilay ALLE ha u naxariistee Abdiaziz Mohamed Liban oo si weyn…

Xaflad sanadeedkii dhaqanka Soomalida oo lagu qabtay Boston MA.

Xaflad sanadeedkii dhaqanka Soomalida oo lagu qabtay Boston MA.

Uruka madaniga ah ee magaciisa looso gaabiyo SAYPA (Midawga waalidka iyo Ubadka Somalida Maraykan ayaa sanadka 2019 ku qabtay goob fagaara ah xaflad agaasinkeedu aad u sareeyo oo lagu soo…

Ma fahansan tahay sababta loo qaado imtixaanka ISEE

Ma fahansan tahay sababta loo qaado imtixaanka ISEE

Akhriste wax badan ayaad is waydiisay sababta loo qoodo imtixaanka ISEE hadaba ma iswaydiisay waxa uu yahay ama uu noqon karo mar haday Iskuulaadka tayada tacliin gudbintoodu badan tahay ay…

Xaflad lagu xusayay maalinta qaranimada Soomaaliya iyo Canada oo ka dhacay Edmonton, Alberta Canada.

Xaflad lagu xusayay maalinta qaranimada Soomaaliya iyo Canada oo ka dhacay Edmonton, Alberta Canada.

Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanadguuradii 59aad ee xornimada dalka Soomaliya iyo sanadguuradii 152aad ee maalinta qaranaimada dalka Canada ayaa lagu qabtay beerta wayn ee lagu magacaabo Rundle Park ee…

Higsiga iyo Ahdaafta SNM Qore: Siciid Cali Nugaal

Higsiga iyo Ahdaafta SNM Qore: Siciid Cali Nugaal

Arar Intaanan guda gelin cinwaanka koe xusan waxaan jeclahay in aan cadeeyo waxa aan diidanahay iney tahay KALA GOYNTA SOMALIA IYO IN ANIGA OO AAN DOONEYN IN KHASAB LAYGU MUQUUNIYO…

Somaliland case: Alpha Conde puts Guinea in an uncomfortable position! why ? Somaliland has no well-defined borders

Somaliland case: Alpha Conde puts Guinea in an uncomfortable position! why ? Somaliland has no well-defined borders

On the eve of the African Union summit in Niamey, Niger, President Alpha Condé invited the President of the self-proclaimed Somaliland Republic Muse Bihi Abdi to Conakry. A gesture that…

Xerta Xeraale oo Saanadoodii hubka Dawlada kusoo wareejiyay.

Xerta Xeraale oo  Saanadoodii hubka Dawlada kusoo wareejiyay.

Qaar ka mid ah beelaha dega deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ayaa ku wareejiyay dowlada federalka gaadiid dagaal iyo maleeshiyo beeleed kadib markii uu booqday Ra’iisul Wasaare Xasan Cali…

Casho Sharaf ay SAYPA ku maamuustay Aqoonyahanada reer Boston

Casho Sharaf ay SAYPA ku maamuustay Aqoonyahanada reer Boston

Habeenimadii Sabtida ayaa ururka Dhalinta iyo Waalidiintooda ee afka Ingiriiska loo soo gaabiyo SAYPA oo ka hirgalay sadexdii sanadood ee ina dhaafay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka ayaa casho…

Reer Somallilandoow Ingiriis col baynu ku ahayn kumana walaaloobi karno? W/Q Mohamoud Ibrahimim (Xaaji)

Reer Somallilandoow Ingiriis col baynu ku ahayn kumana walaaloobi karno? W/Q Mohamoud Ibrahimim (Xaaji)

Waxaan dhegeystay Prof. Cabdulsalaam Yaasiin oo reer Burco ah oo ka warramaya maalinta 18ka May isla markaana barbar dhigaya 26ka June. Wuxuu dadka ku wacdiyayaa Somaliland iyo 18ka May in…

Qaabkii looga Ciiday Magaalada Boston, USA

Qaabkii looga Ciiday Magaalada Boston, USA

Magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa waxaa si wayn looga dabaal degay munaasabada Ciidul Fidrida taasoo dhamaan umada islaamka ee ku dhaqan dunida daafaheeda ay u dabaal dageen. Munaasabadan…

Akadeemiye-Goboleedka Afka Soomaaliga (AGA) oo Kanada ku qabtay maalinta xuska Afka Hooyo.

Akadeemiye-Goboleedka Afka Soomaaliga (AGA) oo Kanada ku qabtay maalinta xuska Afka Hooyo.

Magaalada Edmonton ee caasimadda Gobolka Alberta-Canada-  ayaa si weyn looga xusay maalinta “Afka Hooyo”. Barnaamijkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey laanta akadeemiyada ee waddanka Kanada, iyada oo bulsha weynta Soomaaliyeed ay…

Graduation Ceremony for 1st, 2nd and 3rd intakes of SYEEIP participants 2018.

Graduation Ceremony for 1st, 2nd and 3rd intakes of SYEEIP participants 2018.

On February 20th 2019 Somali Canadian Education & Rural Development Organization (SCERDO) held a celebration for the graduates of intake 1, 2 and 3 of the Somali Youth, Employment, Empowerment…

MAXAA AF-SOOMAALI LAGU YIRAAHDAA MAALMAHA TODOBAADKA

MAXAA AF-SOOMAALI LAGU YIRAAHDAA MAALMAHA TODOBAADKA

Ma ogtahay akhristow Ayaamaha todobada ah Mid waliba iskeed bay Magac loo alkumay iyo Gaar aan ugu astaynay!” Dhabtii, ummadaha dunidan ku dhaqan mid waliba waxay maalmaha todobaadku ugu suntanyihiin magacyo gaar ah. Idil…