Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaabkii looga Ciiday Magaalada Boston, USA

Magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa waxaa si wayn looga dabaal degay munaasabada Ciidul Fidrida taasoo dhamaan umada islaamka ee ku dhaqan dunida daafaheeda ay u dabaal dageen.

Munaasabadan ciida ayaa dadka Soomaalida ah iyo Muslimiinta Afrikaanka ah ay ku ciidaan meel gaara badanaa iyada oo dadka Badankiisu la ciidaan Masaajid Jaamaca balse Masaajidada Soomaalida Alrowda, Altaqwa, iyo Alxamdulilaah ayaa iyagu iska kaashada wada ciiditaanka Ciidwalba.

Hadaba Waatan sawiro kooban oo aan ka qaadnay asxaabtayada iyo qoysaskooda xaaladii Ciida sida ay u ciidayeen Salaada Horteed.

Waxaa maanta Qudbada Ciida iska lahaa Masjid Alxamdulilaah waana kan Qadiibkiisii oo soo galaya Goobta Ciida.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply