Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xerta Xeraale oo Saanadoodii hubka Dawlada kusoo wareejiyay.

Qaar ka mid ah beelaha dega deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ayaa ku wareejiyay dowlada federalka gaadiid dagaal iyo maleeshiyo beeleed kadib markii uu booqday Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Mas’uuliyiinta iyo waxgaradka degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku wareejiyay gaadiid dagaal oo gaaraya 11 iyo Maleeshiyaad hubeysan oo aan tiradooda la xaqiijin.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa markii uu la wareegay maleeshiyada iyo hubka degaanka Xeraale ayaa sheegay in dhaqan celin loo sameyn doono maleeshiyo beeleedka isla markaana ay ka mid noqon doonaan ciidanka xoogga dalka.


Wafdiga raisul wasaaraha ayaa lagu wadaa iney beri gaaraan degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud sida qorshuhu yahay halkaasoo ay ka socoto qaban-qaabo lagu soo dhoweynayo, isagoo horey u soo maray Dhuusamareeb, Cadaado iyo Caabudwaaq.

Nabad Iyo Nolol

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply