Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Casho Sharaf ay SAYPA ku maamuustay Aqoonyahanada reer Boston

Habeenimadii Sabtida ayaa ururka Dhalinta iyo Waalidiintooda ee afka Ingiriiska loo soo gaabiyo SAYPA oo ka hirgalay sadexdii sanadood ee ina dhaafay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka ayaa casho sharaf u sameeyay Mutacalimiinta Soomaalida ah ee wax ka baratay Jaamacadaha wadankan Maraykanka hadana haysta shaqooyin adeega bulshada sida Waxbarashada, Caafimaadka, Technogiyada, iyo dawladaha hoose ee magaalada Boston.

Casho Sharaftan ayaa waalidiintu ka codsadeen Dhalintooda wax baratay inay la’ gacan qabtaan ubadka soo koraya oo ayna ku sii sayn waalidiinta waayo dhalinta ayaa yaqaana sida uu wadanka u shaqeeyo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply