Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad sanadeedkii dhaqanka Soomalida oo lagu qabtay Boston MA.

Uruka madaniga ah ee magaciisa looso gaabiyo SAYPA (Midawga waalidka iyo Ubadka Somalida Maraykan ayaa sanadka 2019 ku qabtay goob fagaara ah xaflad agaasinkeedu aad u sareeyo oo lagu soo bandhigay dhaqanka Soomaalida.

Duqamagaalada Boston Martin J, Walsh ayaa ku amaanay waxqabadka SAYPA oo uu ku tilmaamay hal aad u qiimo badan sida ay isgu taxalujiyaan barida dhaqanka suuban ee Soomaalida dhalinta Soomaaliyeed ee ku dhashay magaalada Boston ee carigan Maraykanka.

Naladaawo cajalad hor dhac ah anaga oo xaflada oo dhamaystiran idinla wadaagi doona saacadaha soo socda.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply