Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daaqad Taariikheed Laascaanood 2005- Dugsigii Hoose Dhexe ee Gateway.

Bishii May 2005 ayaa shabakada Ceegaag booqasho shaqo ah ku tagtay Laascaanood goobihii aan booqanay ee aan warbixinta idiinka diyaarinay waxaa ka mid ahaa dugsiga hoose dhexe ee Gateway kaasoo markaa ay ardaydu dhiganasay.

Wararka danbe ayaan idiinku soo gudbin doonaa xaalada magaalada ee wakhtigaa si aad dib ugu noqotadid xusuustaada waayo waayo. Daawo warbixintii oo ah sidii aan u duubnay ama bilaa tafatirid ah.



Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply