Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad lagu xusayay maalinta qaranimada Soomaaliya iyo Canada oo ka dhacay Edmonton, Alberta Canada.

Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanadguuradii 59aad ee xornimada dalka Soomaliya iyo sanadguuradii 152aad ee maalinta qaranaimada dalka Canada ayaa lagu qabtay beerta wayn ee lagu magacaabo Rundle Park ee ku taalla magaalada Edmonton ee dalka Canada. Xafladdaas oo ay soo qabanqaabiyeen Hay’da SCERDO ee ka hawlgasha magaalada Edmonton

Xafladdaas ayaa ku soo gabagabowday jawi aad u sarreeyay iyo shucuur wadaninimo iyo is jecayl soomaalinimo oo wajiyadooda ka muuqday dadkii halkaas isugu yimi.

Daawo Video-ga

Bashir Ahmed, Executive Director, SCERDO

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply