Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ka qaybqaado Gurmadka dadka Soomaalida ah ee uu Saameeyay caabuqa Karoonuhu

Iyada oo caabuqa Karoonuhu saameeyay dunida ayaa hadana waxa uu aad u saameeyay shacabka Soomaaliyeed kuwooda saboolka ah, iyada oo taa ay ka duulaso ayaa Jamaad Fiin oo ka tirsan ciyaaryahanada kubada kolayga Soomaaliya waxay u istaagtay inay isku kiin xidho dadkeena qurbaha jooga iyo dadka uu qutulyoonkii ka xanibay caabuqa Karoonaha walibana soboolka ah ee jooga dalkeenii Hooyo ee Soomaaliya.

Majiridoona cid idiin dhaxaynasa idinka iyo dadkaa, gobol walba waxaan kaaga hayaa wakiil si mutadacwac-nimo ah u gaadhsiindoona deeqdaada dadka u baahan Ilaahay dartii.

Sidan oo kale—-Daawo

Daawo warbixita Jamaad oo luqada Engiriiska ku soo baxday

Halkan riix si aad deeqdaada ugu darsato mashruuca taakulayta dadkaaga

Jamaad Fiin

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply