Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ma fahansan tahay sababta loo qaado imtixaanka ISEE

Akhriste wax badan ayaad is waydiisay sababta loo qoodo imtixaanka ISEE hadaba ma iswaydiisay waxa uu yahay ama uu noqon karo mar haday Iskuulaadka tayada tacliin gudbintoodu badan tahay ay ardayda ku xushaan hadba buundada uu keeno ardayga qaata ISEE.

Xaqiiqadii ISEE waa imtixaan laga qaado dhamaan gobolada dalkan Maraykanka iyada oo lagu xulo ardayda tayada tacliintoodu sarayso si aysan ugu habsaamin ardayda ay aqoontoodu xadidan tahay.

Hadaba Soomaali ahaan waalidoow waxaa kula gudboon inaad ilmahaaga aadan focood ka hoos marin oo aad u diyaariso habkii uu kursi uga heli lahaa iskuulaadkan tayada wax barashodoodu sarayso oo ku baasida ISEE ay ilmahaaga u dhibyaraynaso inuu kursi ka helo.

Waalidoow waad garanasaa Ilmahaaga hadii aad isleedahay kama bixi karo ilmahaagu marka uu kursi ka helo Iskuulaadka lagu xusho dhibcaha ay ka helaan imtaxaanka ISEE marka horeba ka’daa, balse hadii aad ogtahay in ilmahaagu kasoo dhalaali karo oo ficiis la tartami karo kula dadaal inaad keento goobaha lagu diyaarinayo ardayda.

Urur jaaliyadeedka Somali American Youth Parent Association (SAYPA) ayaa ka mida goobaha lagu diyaarinayo ardayda si ay uga jibokeenaan hamigooda ah inay dhigtaan Iskuulaadka ay ka helayaan taageero dhinacyo badanoo wax barashadooda ah.

wixii warar intaa dhaafsiisan la xidhiidh info@saypa.org

What Is the ISEE?

The Independent School Entrance Exam (ISEE) is an admission test developed by the Educational Records Bureau (ERB) for its member schools as part of their admission process.

X.Fiin

Boston, USA

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply