Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » MAQAALADA (Page 8)

Hadii xasuuqyadii ay ku andacoonayeen SNM iyo USC, dusha loo saaray dowladii kacaanka, yaa ka masuul ah xasuuqyadii dhabta ahaa, ee ay shacabka Soomaaliyeed u gaysteen labadaa jabhadood?!! Hadmuu se dhibanihii noqday dembiile?!!

In badan ayaa laga hadlay wada hadalada suuqa madow, ee u dhexaya dowlada federaalka Soomaaliya, iyo maamulka isku magcaaba Soomaaliland, wax badan baa dowlada Soomaalida haya’adaheeda kala duwan kor iyo…

Dawladnimada Reer Somaliland Sheegtaan Dhab Mise Dhalanteed/Qore: Cabdirashid Cabdi Daad

Dawladnimada Reer Somaliland Sheegtaan Dhab Mise Dhalanteed/Qore: Cabdirashid Cabdi Daad

Waxaad ku arkaysaa war baahin kasta oo ay wax ku qoraan maamulka Somaliland ama maqal iyo muuqaal ahaanba usoo daayaan in Somaliland ahaan jirtay Dawlad, dawladaas oo ay wada lahaayeen…

AFAR-IRIDOODKA SIYAASADDA (Qaybtii 1aad), W/Q: Axmed-Assad

AFAR-IRIDOODKA SIYAASADDA (Qaybtii 1aad), W/Q: Axmed-Assad

Xaajooyinka badankoodu waxay leeyihii 4 albaab oo waawayn sida jahooyinka, ama sida barta ay laba wado iska gooyaan oo kale. Markaa, waxaynu oran karnaa siyaasadda lafteedu waxay leedahay afar-iridood oo…

Warbixin ku Saabsan Dhacdooyinka ugu Waaweyn ee Sanadkan ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Warbixin ku Saabsan Dhacdooyinka ugu Waaweyn ee Sanadkan ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waa magaalo leh taariikh dheer islamarkaana ay ka dhaceen isbadallo kala duwan, waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay magaalada ugu isbadalka badan ee dalka…

Dardaaran Ku Socda RW C/wali, W/C: Axmed-Assad

Dardaaran Ku Socda  RW C/wali, W/C: Axmed-Assad

Hogaan Wacan Inaad Noqotid, Baa Loo Hanwayn Yahaye Hambalyaan Ku Leenahay Walaal, Hadal Dhammaantiise Hormuud Inaad Ahaataan Jeclahay, Hor Alle Weeyaane Haddaad Qabatay Booskaa, Cabdoow Hagar La’aan Buuxi U Hoggaansan…

Baroor Diiq Boston loogu sameeyay Marxuum Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) oo Go’aano laga soo saaray.

Baroor Diiq Boston loogu sameeyay Marxuum Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) oo Go’aano laga soo saaray.

Habeenimadii Axada ee Dec 29, 2013 ayaa qaar kamida Jaalida Soomaalida reer Boston isugu yimaadeen Goob loogu  Baroor diiqayay Ex-Xildhibaan Marxuum Maxamed Warsame Maxamed (Faysal) iyada oo hoosta laga xariiqay…

Taariikhda Beelaha Baajuun iyo Deegaanada Ay Degaan

Taariikhda Beelaha Baajuun iyo Deegaanada Ay Degaan

Sida aan wada Ogsoonnahay Beelaha Baajuun Waxay ka mid yihiin Beelaha Soomaaliyeed oo Degan Magaalada Kismaayo ilaa iyo Raas Kiyembooni, kuwaas  oo Dega Deegaano fara bada oo Ka Tirsan Jaziirooyinka…

Xaaladda ay ku nool yihiin Tahriibayaasha Soomaalida Gariiga (WARBIXIN).

Xaaladda ay ku nool yihiin Tahriibayaasha Soomaalida Gariiga (WARBIXIN).

Qormaddaan waxaan doonayaa in aan diiradda ku saaro Xaaladdo adag oo ka jira dalka Gariiga kuwaa oo  heysata Soomaalida ku nool dalkaas, iyadoo qaarkood ay yihiin kuwo Calool Xumo badan…

Maxamed Faarax iyo Sahra Cali Xasan oo ku luuqeenaya Heesta Mataantii Jacaylka

Maxamed Faarax iyo Sahra Cali Xasan oo ku luuqeenaya Heesta Mataantii Jacaylka

Heesta Mataantii Jacaylka oo ku jirtay ruwaayadii Baylood Qaran oo koox qawlaysato ahi horay u duubteen dadkana ka iibin jireen ayaa Habeen hore si-toos ah looga soo daayay TV ga…

Wasiirada Daljir iyo Wasiirada Maamul Gobolleedka Toldoon (Beesha 1aad) Qalinkii – Axmed Maxamuud

Wasiirada Daljir iyo Wasiirada Maamul Gobolleedka Toldoon (Beesha 1aad) Qalinkii – Axmed Maxamuud

Wasiirada Maamul Gobolleedka Toldoon (Beesha 1aad) Wasiirka Beeraha Eng. Abaar X. Jiillaal Wasiirka Arimaha Gudaha Mr. Collaad Sh. Xarbi Wasiirka Waxbarashada Dr. Xersi-Dammiin X. Magudbe, PhD Wasiirka Arimaha Diinta Sh.…

Soomaali Waa 3 Habrood e Maah 4.5 Beellood, W/Q: Axmed-Assad

Soomaali Waa 3 Habrood e Maah 4.5 Beellood, W/Q: Axmed-Assad

Ka: Axmed Maxamed Maxamuud Aadan (Assad) Ku: Daljir Axmed ASCW..Salaan diirran dabadeed. Aabe, waan ku jecelahay, llaahayna waxaan kaaga baryayaa aakhiro-san iyo aduunyo-san. Waan hellay warqadii aad ii soo dirtay,…

Hodan Cabdiraxmaan waa in loo jawaabaa heesteeda “Hodheel”

Hodan Cabdiraxmaan waa in loo jawaabaa heesteeda “Hodheel”

Hodan oo ah gabdhaha Yaryar ee fanka Soomaalida haatan ugu Codka Macaan ayaa weerar gaadma ah kusoo qaaday dhalin siiba wiilasha ah, waxayna tidhi… Inkastoon Gu’yaal Garabkaaga taagnaa Saw garaadku…

Baaq Beelwaynta Nuur Axmed

Baaq Beelwaynta Nuur Axmed

Ku: Gollaha sare ee dhaqanka Dhulbahante Ku: Golahayaasha xukuumada Khaatumo State ee Soomaaliya Ku: cidii ay khusayso. Baaq Beelwaynta Nuur Axmed   Ka akhriso Bayaanka   Baaq Beelwaynta Nuur Axmed ceegaag.com…

Websiteyada ku-shubada ah, ee ku adeegta magaca Khaatumo, ma ku dhici karaan inay markale waraystaan Mudane Jaamac Xasan Khaliif?!!!

Websiteyada ku-shubada ah, ee beenta iyo fidnada ku caanbaxay, ee ay G6 ku maal geliyaan, xoogaaga laga soo furto nabasta dumarka qaxootiga ah, ee loo adeegsado isku-dirka iyo kala fogaynta…

Daaqad:Taariikhda Goblkan Massachusets iyo Maraykanba

Daaqad:Taariikhda Goblkan Massachusets iyo Maraykanba

Akhristayaal wadankan Maraykanku beenbeen kuma uusan noqon quwada aduunka balse dadka wadankan ayaa ah kuwo iyagu meel iska dhigay is eegasho ku salaysan isliidid oo u tafa xaytay inuu qofba…

Fal Waraabe & Faan Doofaar!

Fal Waraabe & Faan Doofaar!

Fal Waraabe & Faan Doofaar! waa murtidii Axmed-Assad … Doofaar baa waraabe u faanay oo yiri:  Anaga Illaahay wuu noo naxariistaa, isagaana na  abuurtay, anaguna mahad iyo abaal wayn waxaanu eebe ugu haynaa…

Istaaq Furulaah iyo toobadu marbayna furnay, intaan wiishku kugu dhawaaqin waa midhaha heesta Alaahu Akbar iyo Xildhibaanad Saado Cali

Istaaq Furulaah iyo toobadu marbayna furnay, intaan wiishku kugu dhawaaqin waa midhaha heesta Alaahu Akbar iyo Xildhibaanad Saado Cali

Saado cali oo u jeesatay dhinacaa iyo inay xasuusiso dadka in geeri nawada sugaso. dadkana ku boorinasa in ilaahay laga baqo oo lays xisaabiyo inta aan lays xisaabin Ceegaag.com…

Hooyo reer Kismaayood ah oo Gabay Hawada u marinasa reer Jubaland

Hooyo reer Kismaayood ah oo Gabay Hawada u marinasa reer Jubaland

              Gabay ku saabsan Jubaland Soconweeydey nimankii waxbadan Juba siraayoowe Soconweeydey oo waakuwaa  samirkii dhigaye Nimakii sareedada lahaa saare calankiiye Soolaaban meeysoo jubana seegtay…

Dowlada Federaalka oo sii lumineysa mid ka mid Astaamaheedii Qaranka

Dowlada Federaalka oo sii lumineysa mid ka mid Astaamaheedii Qaranka

Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan “ Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo” , waxaana Murtidaan u soo qaatey markii ay ii soo baxdey arrimo aan is dhihi karo Khatarteeda ayey leedahay…

American Recognition means a New Beginning for Somalia

American Recognition means a New Beginning for Somalia

By: MohamudShalab First of all I would like to offer my condolences to Sheikh AbdulkadirNur Farah. A man that I was quite fond of was assassinated by Al-Shabaab militia. He…