Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 66)

Jeneraal C/qaadir Xaaji Maxamed ” Masalle” oo ku geeryooday London

Jeneraal C/qaadir Xaaji Maxamed ” Masalle” oo ku geeryooday London

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun: Allaha u naxariistee waxaa Magaalada London ku geeriyooday jeneraal C/qaadir Xaaji Maxamed ” Masalle” oo kamid ahaa saraakiishii sare ee Ciidmada iyo Xukuumadii Milatariga ahayd,Waxaan ilaahay…

Somali Community Engagement and School Closing

Somali Community Engagement and School Closing

On June 14,2015, the Sunday school of Quincy, MA held the school’s closing ceremony at the Islamic center for New England (ICNE). A number of Somali community leaders, religious leaders,…

Gudoomiyaha Xisbiga USP Siciid Qoorsheel oo marti ku ahaa madasha 60-ka

Gudoomiyaha Xisbiga USP  Siciid Qoorsheel oo marti ku ahaa madasha 60-ka

Waxaa manta Wariye Cali Xaraare ku waraystay madasha 60-ka gudoomiyaha xisbiga USP Mudane Siciid Cali Jaamac Qoorsheel oo hore uahaan jiray Ciyaartooy, Wasiir, Hadana ah Gudoomiye u ah Xisbiga u taagan Midnimada…

Oogida Salaada Taraawiixeed oo Caawa Bilowday iyo Bari oo la Soomidoono

Oogida Salaada Taraawiixeed oo Caawa Bilowday iyo Bari oo la Soomidoono

Ramadaan Kariim. Ramadaan Kariim.  Iyado maalmihi ugu dambeeyay si aada Dunida Muslimka looga sugayay Dhalashadda Bisha Barakaysan ee Ramadan ayaa bishii shabcan la dhamaystay maanta taasoo bari soon ka dhigasa…

Madaxweynanaha Turkiga oo Xoolo ku tilmaamay Madaxweynaha Masar

Madaxweynanaha Turkiga oo Xoolo ku tilmaamay Madaxweynaha Masar

Madaxweynanaha Turkiga oo Xoolo ku tilmaamay Madaxweynaha Masar Maxkamadda Magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa si rasmi ah Dil ugu xukuntay, Madaxweyinihii hore ee Masar Maxamed Mursi iyo qaar ka…

Tartan Riwaayadeed Dhexmaray Ardayda Iskuulada Degmada Kaaraan& Jowhar.

Tartan Riwaayadeed Dhexmaray Ardayda Iskuulada Degmada Kaaraan& Jowhar.

Waxaa maalintii khamista June 11 kadhacayxarunta degmadaKAARAN eemagaaladamuqdishokulantaratanfaneed u dhexeeyey iskuulo kuyaallo degmada KAARAAN ku wasoo kalaahaa DAALO, Al-ANSAAR, Al-MUHARRAM, iyo iskuulka Al-Imra ku wasoo ay maamulka degmada kutartansiinayeen ardada…

Musharaxa Madaxwaynaha Maamulka Gubolada Dhexe Amiir Shucayb oo caawa martiku ahaa Madsha 60-ka

Musharaxa Madaxwaynaha Maamulka Gubolada Dhexe Amiir Shucayb oo caawa martiku ahaa Madsha 60-ka

Barnaamijka Martidamadasha ayaa waxaa caawa marrti ku ahaa Musharaxa Madaxwaynaha Maamulka Gubolada Dhexe Amiir Shucayb Jaamac Aadan waraysigan oo uu qaaday Yaasin Ducaale Dhagayso…Waraysigii Amiir Shucayb Ceegaag.com…

Barnaamijka Martida madasha 60-kaoo uu marti ku ahaa Maxamed Rashiid oo ah sarkaal sareoo ka tirsan Ururka ONLF

Barnaamijka Martida madasha 60-kaoo uu marti ku ahaa Maxamed Rashiid oo ah sarkaal sareoo ka tirsan Ururka ONLF

 ONLF oo ah ururka xoraytata deegaanada Ogaadeeniya ayaa waxaa caawa madasha 60-ka martiku ahaa. Hadaba waraysigan oo uu qaaday wariye Cabdi Aar Cabdi Dhagayso..Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi Ceegaag.com…

Xaflad lagu soo dhaweenayo Musharaxa Madaxwaynaha Gobolada Dhexe Shucayb Jaamac Aadan oo ka dhacday Nayroobi

Xaflad lagu soo dhaweenayo Musharaxa Madaxwaynaha Gobolada Dhexe Shucayb Jaamac Aadan oo ka dhacday Nayroobi

Midkamida musharixiinta ugu cadcad ee jagada Madaxwaynenimo ee maamulka laga yagleelayo gobolda dhexe ee Soomaaliya Shucayb Jaamac Aadan oo xaflad loogu qabtay magaalada Nayroobi ee caasimada wadanka kiiniya. Daawo Ceegaag.com…

Xisbiga TAYO oo laga daah furay Magaalada Minnesota Dhaqaalane loogu uruuriyay

Xisbiga TAYO oo laga daah furay Magaalada Minnesota Dhaqaalane loogu uruuriyay

Soomaalida Minnesota ayaa xalay taariikh cusub oo dhanka dimuqraadiyadda ah sammeeyey, kadib markii ay billaabeen ololihii ugu horreeyey ee shacabka ay ka maal-gelinayaan musharaxiintooda madaxnimo. Soomaalida Minnesota oo xalay Minneapolis…

KUMANAAN ARDAYDA JAAMACADDA MUQDISHO OO U FARIISATAY IMTIXAANKII GEBAGEBADA (FINAL EXAMINATION

KUMANAAN ARDAYDA JAAMACADDA MUQDISHO OO U FARIISATAY IMTIXAANKII  GEBAGEBADA (FINAL EXAMINATION

Maanta oo taariikhdu tahay 6/6/2015 waxaa imtixaanka gabagabada u fariisatay dhamaan ardayda katirsan qaybaha kala duwan ee Jaamacadda Muqdishu sanad waxbarashadeedka 2014 – 2015. Imtixaankaan oo socondoono mudo12 cisho waxaana…

Wasiirka Arimaha Bulshada ee Khaatumo Faarax Cade Faarax oo lagu warystay Madasha 60-ka

Wasiirka Arimaha Bulshada ee Khaatumo Faarax Cade Faarax oo lagu warystay Madasha 60-ka

Madasha Lixdanka ayaa waxaa caawa ku marti ku ahaa wasiirka arimaha bulshada ee Maamulka Khaatumo isaga oo  si mugwayn uga hadlay siyaasada Maamulkaa iyo xaalada deegaanada SSC ee uu maamulkaasi…

London oo laga dhigay Baroordiiq loo samaeeyay Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir

London oo laga dhigay Baroordiiq loo samaeeyay Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir

Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir oo ciidamada Soomaaliya si badheedha ugu toogteen Caasimada Muqdisho ayaa Baroordiiq loodu sameeyay magaalada London. Hadaba Daawo Baroordiiqdaa Ceegaag.com…

Abwaanad Fatxiyo Maxamed Cabsiiye oo madasha 60-ka lagaga waraystay Filimkeeda Cusub ee ‘The Lobby”

Abwaanad Fatxiyo Maxamed Cabsiiye oo madasha 60-ka lagaga waraystay Filimkeeda Cusub ee ‘The Lobby”

 Madasha 60-ka ayaa waxaa caawa marti ku ahaa Abwaan Fatxiya Maxamed Cabsiiye oo iyadu ah Qoraa, Wariye, iyo Filim Sameeye iyada oo ah Gabdhii Samaysay Filimkii Taariikheedka ahaa ee laga…

Nabadoon Xaad Iyo Guleed Oo Fooda Isku Daray Waraysi Lala Yeeshay

Nabadoon Xaad Iyo Guleed Oo Fooda Isku Daray Waraysi Lala Yeeshay

Dood kulul oo ku saabsan xasuuqa ay ciidamada Itoobiya ka wadaan degaanada Xuduud beenaadka ee dhanka Galguduud ayaa waxay dhex martay Nabadoonada Maxamad Axmad Guuleed iyo Maxamad Xassan Xaad. HALKAN…

Gaas shalay iyo maanta kee run sheegayaa (Maqal iyo Muuqaal)

Gaas shalay iyo maanta kee run sheegayaa (Maqal iyo Muuqaal)

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Gaas ayaa Waraysi uu dhowaan bixiyey ku sheegay in markii Puntland uu yimi aysan ka jirin wax Dawladnimo ah. Wuxuu sheegay inuusan jirin wax ciidan…

Madasha 60-ka oo lagu waraystay Suldaan Abibakar Cilmi ‘Waber’

Madasha 60-ka oo lagu waraystay Suldaan Abibakar Cilmi ‘Waber’

Waraysi aad u xiisa badan oo Cali Xaraari lkula yeeshay Madasha 60-ka Suldaan Abibakar Cilmi Waber. Wareeysigani wuxu taabtay dhinacyo farabadan sida u jeedada dhaqdhaqaaqa, cilaaqaadka kacdoonka iyo Federaalka Soomaaliya, cilaaqaadka…

Kornayl Cukaash oo gabay dhaliila u tiriyay Taliyaha CXD Soomaaliyeed Indho-Qarshe

Kornayl Cukaash oo gabay dhaliila u tiriyay Taliyaha CXD Soomaaliyeed Indho-Qarshe

Gaashaanle Dhexe Cismaan Cilmi Guure oo lagu naaneeso Cukaash kana mida saraakiisha ciidamada Qalabka Sida ayaa Gabay Dhaliila oo uu ugu wanqalay  FARIIN QARAN  u tiriyay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed…

Joogida Ciidamada Amisom Yay Dani ugu Jirta

Joogida Ciidamada Amisom Yay Dani ugu Jirta

Joogitaanka ciidamada Amisom ee koonfurta dalka somaliya yay dani ugu jirta. waa qormo kooban oo aan is iri way haboontahay in shacabka somaliyed indhahooda lagu duwo iyo dowladaba, iyadoo ay…

Munaasabad Ku Saabsan is dhex-galka Bulshada Iyo Bixinta Canshuuraha oo Ka Dhacday Jowhar

Munaasabad Ku Saabsan is dhex-galka Bulshada Iyo Bixinta Canshuuraha oo Ka Dhacday Jowhar

Ku simaha guddoomiyaha degmada jowhar iyo ku xigeenka dhanka arimaha bulshada ayaa ka qayb galay munaasabad ku saabsan is dhex galka bulshada, kaalinta bulshada uga aadan ka qeyb qaadashada horumarka…