Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jeneraal C/qaadir Xaaji Maxamed ” Masalle” oo ku geeryooday London

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun: Allaha u naxariistee waxaa Magaalada London ku geeriyooday jeneraal C/qaadir Xaaji Maxamed ” Masalle” oo kamid ahaa saraakiishii sare ee Ciidmada iyo Xukuumadii Milatariga ahayd,Waxaan ilaahay uga baryaya inuu janadiisa fardawso ka waraabiyo,samir iyo iimaana ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay.

Sidoo kale hawl wadeenana shabakadan Ceegaag ayaa tacsi u diraya reer C/qaadir Xaaji Maxamed . Marxuumkana waxaan ilaahay ugabaryanaa inuu Janada Fardowso ka waraabiyo AAMMIINN.

 

Marxuumka ayaa inta uusan geeriyoonin wuxuu dardaaran u jeediyay umadda Soomaaliyeed.

Waxyaabah uu ugu baaqay waxaa kamid ah in la adkeeyo midnimada.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply