Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Oogida Salaada Taraawiixeed oo Caawa Bilowday iyo Bari oo la Soomidoono

Ramadaan Kariim. Ramadaan Kariim.  Iyado maalmihi ugu dambeeyay si aada Dunida Muslimka looga sugayay Dhalashadda Bisha Barakaysan ee Ramadan ayaa bishii shabcan la dhamaystay maanta taasoo bari soon ka dhigasa maadama aan bisha meelna laga arag .Dhalashadda bisha baraykaysan ee Ramadan ayaa ah mid dadku aad u soo dhaweeyen iyadoo aad arkaysid Damaashaad farxad xambaarsan oo dadku ku soo dhawaynayaan Dhalashadda iyo curashadda Bisha baraykaysan ee Ramadan

Hadaba si aan xog uga ogaano sidii dadka Soomalidu isugu diyaarinayaan Bisha Ramadan waxaan Tegay suuqyada waaweyn ee Magaalooyinka  maanta waxaana halkaasi ka  muuqanayay mashquul badan oo suuqyada dhexdooda ah iyadoo dadka rayidka ah adeeganayeen Badeecadda Soomka lagu afuro sida, Timirta, Boorashka iyo Raashinka kale ee Quutul Daruuriga ah.

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakadda Warbaahinta Ceegaag Online Waxay akhristayaasha leeyihiin, RAMADAAN KARIIM, RAMADAAN KARIIM, RAMADAAN KARIIM.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply