Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Nabadoon Xaad Iyo Guleed Oo Fooda Isku Daray Waraysi Lala Yeeshay

Dood kulul oo ku saabsan xasuuqa ay ciidamada Itoobiya ka wadaan degaanada Xuduud beenaadka ee dhanka Galguduud ayaa waxay dhex martay Nabadoonada Maxamad Axmad Guuleed iyo Maxamad Xassan Xaad.

HALKAN DHAGAYSO WARAYSI

Haddaba dooda oo dhinacyo kala duwan taabaneysa ayaa ah mid aad u xiiso badan oo macluumaad iyo xaqiiqooyin dhab ah laga faa’iidayo, waxaana hadalka ku horeynaya Xaad oo ka hadlaya Xasuuqa ay ciidanka Liyu Bolisku ku hayaan dadka shacabka ah ee Soomaaliyeed.

Xigasho: Somalinational

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply