Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gaas shalay iyo maanta kee run sheegayaa (Maqal iyo Muuqaal)

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Gaas ayaa Waraysi uu dhowaan bixiyey ku sheegay in markii Puntland uu yimi aysan ka jirin wax Dawladnimo ah.

Wuxuu sheegay inuusan jirin wax ciidan ah oo shaqeeya, “Hal Askari oo Puntland ah ma jirin markaan nimo, Boosaaso kama jirin, Gaalkacyo kama jirin, Garoowe kama jirin”, Ayuu yiri Gaas.

Hase ahaatee Gaas oo xilka la wareegey 14 kii January sanadkii 2014 ayaa maalintii uu xilka la wareegeyey sheegay in lagu wareejiyey Dawlad dhamaystiran oo ciidan iyo Hay’ado Dastuuri ahba leh.

Dad badan ayaa aad ula yaabay Hadalada Is khilaafsan ee Gaas waxaana goobaha bulshadu isugu timaado ee Puntland laga hadal hayaa arintan iyadoo hal ku dhiga dadku yihiin “Gaas shalay iyo maanta kee run  sheegayaa,”

Daawo..

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply