Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha 60-ka oo lagu waraystay Suldaan Abibakar Cilmi ‘Waber’

Waraysi aad u xiisa badan oo Cali Xaraari lkula yeeshay Madasha 60-ka Suldaan Abibakar Cilmi Waber. Wareeysigani wuxu taabtay dhinacyo farabadan sida u jeedada dhaqdhaqaaqa, cilaaqaadka kacdoonka iyo Federaalka Soomaaliya, cilaaqaadka kacdoonka iyo Itoobiya, suldanku wuxu si cad u sheegay in aanay dhicidoonin in qabiil Soomaaliyeed qabaa’il kale ku dul noolado.
Wuxu kale uu sheegay in sida kaliya ee gobolka geeska Afriki ku xasili karo aay tahay cadaalad iyo sinaan.  Mar wax laga weeydiiyay talada suldaanku u soo jeedinaayo “Somaaliland” Suldaanku wuxu yidhi waa inaay dhulkayaga nooga baxaan, kuna eekaadaan dhulkooda. Hadii aay taasi dhici weeydana Suldaanku wuxu yidhi wixii ka dhaca iyakaa masuul ka ah. Sidoo kale Suldaanku wuxu sheegay in kooxda isku sheegta Soomaaliland aay gar daro ku hayaan qabaa’ilka jaarka la ah. Waxa kale uu tibaaxay in sababta ugu weeyn ee uu duhurka u galayna aay tahay badbaada dadkiisa.
Dhagayso Waraysiga….Madha 60-ka oo lagu waraystay Suldaan Wabar
Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply