Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 64)

Waraysi madasha 60ka lagu la yeeshay Xil. Xuseen Nuur Boodaaye

Waraysi madasha 60ka lagu la yeeshay Xil. Xuseen Nuur Boodaaye

Oo uu kaga boyo diiday maashinka ka dhanka ah madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waraysiga oo ah mid aad u xiiso badan laguna qaadaa dhigay xaalada guud ee uu dalku marayo…

Hambalyo Aroos: Maxamed Cali Cawl iyo Muna Khaliif Xaaji Faarax

Hambalyo Aroos: Maxamed Cali Cawl iyo Muna Khaliif Xaaji Faarax

Shalayto oo bisha August ay ahayd 15, sanadkan 2015-ka waxaa magaalada Manassas ee gobalka Virginia ka qabsoomay meherka Maxamed Cali Cawl iyo Muna Khaliif Xaaji Faarax. Dhammaan ehelada, qaraabada iyo…

Madaxweynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Buuhoodle Soo Gaadhay

Madaxweynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Buuhoodle Soo Gaadhay

Ka dib markii in muda ah uu Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh u joogay Caasimada dalka arimo siyaasadeed ayaa maanta uu dib ugu soo noqday magaalada Buuhoodle oo ka mid ah…

Axmed Cawad Casharo oo lagu waraystay ma-dasha 60ka soona ban dhigay xogo muhim ah

Axmed Cawad Casharo oo lagu waraystay ma-dasha 60ka soona ban dhigay xogo muhim ah

Ceegaag Aug 10, 2015 Madasha 60ka ayaa lagu waraystay Axmed Cawad Casharo oo ah Ruug Cadaa Siyaasadeed kuna caanbaxay wadaniyada Somaalinimada ah, Casharo ayaa ka hadlay xogo muhim ah sida…

Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Puntland ee k u dhaqan gobolka Alberta ee dalka Kanada. Sanadguurada 17d ee Puntland.

Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Puntland ee k u dhaqan gobolka Alberta ee dalka Kanada. Sanadguurada 17d ee Puntland.

Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Gobolka Alberta gaar ahaan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa  in la qabandoono xaflada sanadguurada 17-aad ee kasoo wareegtay xiligii la aasaasey Dowladda…

Ogaysiis:Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan qurba joogta beesha khaalid habarwaa inuu jiro shir muhiima oo dhici doona sabtida soo socota 08/15/2015

Ceegaag August 09, 2015:  Hadii ilaahay idmo ayna ka soo qaybgelidoonaan siyaasiin beesha dhexdeeda miisaan weyn  ku leh, Cuqaal, Culimo, Aqoonyahano, Suldaanka beesha Suldaan Siciid  iyo waxgarad fara badan waxaan idinka…

Civil rights groups protest federal program to combat extremism, saying it targets Muslims

Civil rights groups protest federal program to combat extremism, saying it targets Muslims

Said Ahmed of the United Somali Youth spoke during a news conference to draw attention to government agencies’ plans for “Countering Violent Extremism” programs on the steps of Boston City…

Prof: Lafoole oo khudbad ka Jeediyey Laascaanod “Yuhuuda waxaa uga Adag dhulka in lagala hadlo dadka”

Prof: Lafoole oo khudbad ka Jeediyey Laascaanod “Yuhuuda waxaa uga Adag dhulka in lagala hadlo dadka”

Laascanod Aug 09,2015 (Ceegaag)Shir aan noociisa hada ka hor ka dhicin Soomaliya ayaa lagu daah furay Laascaanood kazoo Qurbaawiyiinta iyo Dal Joogtu isku xog waraysanayaan.  Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal Prof: Cabdirisaaq…

Milicso Daaqad Taariikheedka Dhismihii Maamulka Puntland

Milicso Daaqad Taariikheedka Dhismihii Maamulka Puntland

Akhristoow waxaa dhab ah in mutacalimiinta beesha Maxamuud Saleebaan aysan marnaba raali ka ahayn in AHUN Madaxwayne Candilaahi Yuusuf qabto hogaanka beesha Daarood oo markaa Puntlandnimo lagu yabyabayay. Waxaa taa u…

WAR-DEGDEG AH-Shirka Maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo goor dhow ka furmay Madaxtooyada

WAR-DEGDEG AH-Shirka Maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo goor dhow ka furmay Madaxtooyada

Agosto 8 (Ceegaag)— Waxaa goor dhow xarunta Madaxtooyada ka furmay shirka Maamulka loogu sameynayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo lagu wado in la saxiixo khariirada ama qorshaha maamulka loogu…

Dawlada oo haatan ka dabargaynasa Kooxda UGUS deegaano hoos taga Gobolka Hiiraan

Dawlada oo haatan ka dabargaynasa Kooxda UGUS deegaano hoos taga Gobolka Hiiraan

Degaano u dhaxeeya magaalooyinka Beled Weyne iyo Buulo Barde oo ka tirsan gobolka Hiiraan waxaa ka socda dagaalladii ugu weynaa oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM iyoArgagixisada…

Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Kenya Jamaal Xasan oo maanta warqadihii safiirnimo u gudbiyey Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Kenya Jamaal Xasan oo maanta warqadihii safiirnimo u gudbiyey Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Danjire Jamaal waa aqoonyahan dhallinyaro ah oo waaya aragnimo iyo karti u leh waajibaadka loo igmaday. Jamaal ayaa dharka hidaha iyo dhaqanka u ah Soomaalida ku labisnaa markii uu gudbinayay…

Wasiirka amniga Khaatumo Ismaaciil Axmed Cumar oo xalay marti ku ahaa madasha 60ka

Kadib markii qulqulado gacan ka hadal ahi ka dhacday deegaanada Khaatumo siiba banaanbax kadhana Puntland oo ka dhacay Buuhoodle ayaa madasha 60ka oo badanaa qurbaawiyiintu ku gorfeeyaan siyaasada dalka guud…

Dood Madasha 60ka ku Dhex Martay Taageerayaasha Maamulada Khaatumo, Puntland iyo Jubaland

Dood Madasha 60ka ku Dhex Martay Taageerayaasha Maamulada Khaatumo, Puntland iyo Jubaland

Madasha 60ka oo kamid ah goobaha Qurbaawiyiinta kasoo fogaaday dalkii Hooyo ku gorfeeyaan warar ugu danbeeyay ee ka dhacaya deegaanada ay dagaan dadka ku hadla Afka Soomaaliga ayaa waxaa Shalay…

Calls Mount For Dentist Who Shot Famous Lion To Death To Be Extradited

Calls Mount For Dentist Who Shot Famous Lion To Death To Be Extradited

Minnesota dentist and convicted poacher Walter James Palmer, according to reports, paid almost $55,000 to safari guides so he could kill a beloved and protected lion famous to Zimbabwe tourists for his…

Shirka looga hadlayo Hiigsiga sanadka 2016 oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.

Shirka looga hadlayo Hiigsiga sanadka 2016 oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.

July 29 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa maanta si wadajir ah u guddoomin doona shirkii heerka…

Amiir Shucayb oo daaha ka rogay in Madaxwayne Cabdiwali Gaas uu ogaa in maamulka Galmudug noqonayo Mudug iyo Galguduud.

Amiir Shucayb oo daaha ka rogay in Madaxwayne Cabdiwali Gaas uu ogaa in maamulka Galmudug noqonayo Mudug iyo Galguduud.

 Madhasha 60ka: July 27, 2015 (Ceegaag) Dawlada ayaa sitoos ah u gacmo gacmaynasay shirka Cadaado, Puntland kama mid aha Gobolka Mudug Waqooyi iyo Koonfurtiisaba dastuur ahaan. Dhagayso WaraysigaWaraysiga Amiir Shucayb…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Dr. Galaydh oo marti ku ahaa madasha 60ka

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Dr. Galaydh oo marti ku ahaa madasha 60ka

Boston July 25, 2015  (Ceegaag) Boston Julay 25, 2015 Madaxwaynaha Maamulka Soomaaliyeed ee Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa marti ku ahaa Madasha 60ka oo ah goobta  falanqaynta Siyaasada Soomaaliya ee…

Presidents Kenyatta & Obama’s full address at GES 2015 Kenya

Presidents Kenyatta & Obama’s full address at GES 2015 Kenya

Ceegaag: Nairobi July 25, 2015 President Barack Obama, Distinguished Entrepreneurs, The people of Africa and Kenya are truly proud to welcome you to the world’s most diverse continent, and, indeed,…

Qudbadii Madaxwayne Cali Khaliif ka jeediy-ay Caleemo saarka Madaxwaynaha GalMudug

Qudbadii Madaxwayne Cali Khaliif ka jeediy-ay Caleemo saarka Madaxwaynaha GalMudug

Cadaado July 25 2015   Qudbad  dhinacyo badan taabana oo uu Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ka jeediyay caleemo saarkii Madaxwaynaha Maamulka Galmudug ayaa si toos ah meesha uga saartay Kafaaroqabiilaysigii iyada oo wadanka…