Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa goor dhawayd ku geeryooday Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti Taariikhyahankii uruuriyay taariikhda halgankii daraawiishta Alle ha u naxariistee Aw-Jaamac Cumar Ciise, dhamaan Shaqaalaha shabakadan ayaa tacsi udiraya Qoyskii iyo qaraabadii…
Munaasabad kooban oo manta ka dhacaday Goroonka diyaaradaha Ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo bandhigay Qayb kamid ah Ciidamadii Ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo oo ay tiradodu garayso 10…
Duqa magaalada Muqdisho Tarsan oo baryahan ay soo kartay dhibaatada baahsan ee u diidan in Soomaalidu Muqdisho badankoodu u magaalaystaan dibna ugu guryo noqdaan ayaa daaha ka rogay dad badan…
Air Portka magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Dayctiro xoogan oo lagu samaynayo dhimayaashii Burbursanaa ee Air portka uu lahaa . Kadib mudo 23 sana…
Buur laga qodo carakaawo ayaa kusoo duntay shaqaalihii ka shaqeynayay iyadoona ay arintaasi sababatay dhimashada shan ka mid ah shaqaalihii goobta ku sugna iya sidoo kale uu gabi ahaanba Burburay…
Golaha madax-dhaqameedka Khaatumo oo ku gacan saydhay Qorshaha Xildhibaanada ee lagu qortay Xildhibaano matala gobolada SSC. Go’aankan Isimada Dhulbahante ayaa calaamad su’aal saaray 17 ka xildhibaan ee haatan loo…
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waa magaalo leh taariikh dheer islamarkaana ay ka dhaceen isbadallo kala duwan, waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay magaalada ugu isbadalka badan ee dalka…
Hay’adda horumarinta iyo arimaha biniaadanimo ee SADHURO ayaa xaflad ayaa maanta ku qabatay hotel qiilmawaaye islamarkaana ay kasoo qeybgaleen madax sare oo ka tirsan maamulka Jubba ayay kusoo bandhigtay waxqabadkeeda.…
labo qarax oo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa xalay ka dhacay afaafka hore hoteel ku yaalla caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaas oo dilay ugu yaraan 11…
Hogaan Wacan Inaad Noqotid, Baa Loo Hanwayn Yahaye Hambalyaan Ku Leenahay Walaal, Hadal Dhammaantiise Hormuud Inaad Ahaataan Jeclahay, Hor Alle Weeyaane Haddaad Qabatay Booskaa, Cabdoow Hagar La’aan Buuxi U Hoggaansan…
Waxaa Somsat.tv ka guureen bartilmaameedkii qadka ee ay kasoo tabin jireen wararka, hadaba si aad uga dabo tagto oo aad TV gaagii SOMSAT iyo Satellite ay hada kasoo tabinayaan, daawo…
Figradihiina