Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
– Ogoosto 31, 2015 (Ceegaag) — Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa si Rasmi ah u Ansixiyay maanta Golaha Wasiirrada Cusub ee Maamulkaas oo uu Toddobaadkaan soo magacaabay Madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xuseen…
• Agosto 31 (Ceegaag)— Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo…
Agosto 30 (Ceegaag)— Shir looga hadlayo dib u eegista Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha dastuurka ee Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaasoo uu furay…
Ogoosto 30, 2015 (Ceegaag) — Dabley aan la garanayn ayaa Xalay Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir ku dilay Haweeney Guddoomiye Waaxeed Degmadaas ka ahayd. Marxuumadda ayaa lagu magacaabi jiray, Siciido…
Agosto 30 (Ceegaag)—R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose iyadoo ay garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo…
Agosto 30(Ceegaag)- Jaamacadda Muqdisho oo horay looga bartay waxbarasho tayaysan kuna qaabaysan halbeegyada caalamiga ah ayaa sanadkan waxay ugu tala galashay deeq waxbarasho ardayda soomaaliyeed ee danyarta ah jecelna inay…
Shirbalaaran oo lagu qabtay Dalka Belgum magaalada Antwerp, ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Gudomiyaha Guud ee Jaliyadaha Khatumo Ibrahim Ahmed Musse, xafladan oo siwayn loosoo agasimay ayaa waxaa kasoo…
Agosto 29 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan, Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaano, saraakiil iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee…
Agosto 29 (Ceegaag)— Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyay mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha, kaasoo 12-kii bishan ay Guddoonka Baarlamaanka…
Ceegaag August 28, 2015 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Gal-Mudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Goordheed Madaxtooyada Maamulkaasi Galmudug Uga Dhawaaqay Golaha Cusub ee Wasiirada Ee Maamulkaasi. Golaha Wasiirada ee uu soo dhisay…
Akhristayaal Waxaan Halknani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Ciidama Ka Tirsan Kuwo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Dugsiga tababarka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo tababarka ay…
Waxaa Maanta galinkii danbe magaalada balicad oo haatan ay ku sugan yihiin madaxda khaatumo sida madaxweynah khaatumo maanta lagu soodhaweeyay madaxweyne ku xigeenka khaatumo cabdul iyo gudoomiyaha barlaamnka khaatumo iyo…
Ogoosto 25, 2015 (Ceegaag) — Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Somalia, Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa Faahfaahin Dheeraad ah ka bixiyay Heshiis 21-kii bishan Muqdisho ay ku…
Agoost-25-2015(Ceegaag)Kumaan kamid ah ardayda Soomaliyeed ee isugu jira hablo iyo wiilal ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25/8/2015 ufariistay imtixaankii qabuulka ama ogolaanshaha kamid noqoshada Jaamacadda Muqdisho sanad waxbarashadeedka 2015-2016.…
Said Ahmed remembers the desert winds of Dadaab, a refugee camp in Kenya surrounded by miles of sand and scrub. He remembers arriving in Boston when he was a boy…
Waraysiga waxaan siiyey Kalsan TV, waraysiga oo ku saabsan Musuqmaasuq loo haysto Dowladda Somalia iyo Laaluush ay bixisay shirkada Soma Gas and Oil. Shirkada Soma Oil and Gas waxay la…
Ogoosto 25, 2015 (Ceegaag) — Degmada Diinsoor oo Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay kala Wareegeen Al-shabaab dhamaadkii Bishii lasoo dhaafay ee July ayaa la sheegay…
Ogoosto 25, 2015 (Ceegaag) — Madaxwaynaha maamulka Khatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in Maamulkiisa laga Aqoonsan yahay Dalka intiisa badan, Shacabka Gobollada Dhexena ay Tageero u hayaan Reer…
Agosto 24 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in la diyaariyay ciidamadii ka qeyb qaadan lahaa sidii Al-Shabaab looga saari lahaa gobolka Jubbada dhexe oo…
Kulan xasaasiya oo ay isugu yimaden qaarka tirsan Gudiga Khatumo Belgum iyo JaaliyadaKhatumo ee magaalada Kortrijk ayaa lagaga hadlay qodobo dhowr ah taasoo ay ugu muhiimsanayd muujinta aydareenkooda ku…
Figradihiina