Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Magacyada golaha Wasiirada DG- Gal-Mudug Oo Goor dhaw lagu Dhawaaqay

Ceegaag August 28, 2015 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Gal-Mudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Goordheed Madaxtooyada Maamulkaasi Galmudug Uga Dhawaaqay Golaha Cusub ee Wasiirada Ee Maamulkaasi.  Golaha Wasiirada ee uu soo dhisay Mudane Cabdikariim Guuleed ayaa ka Kooban 24 Wasiir 23 Wasiir ku xigeen iyo  Shan wasiir Dawladeed.

Xaflad lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Dowlad Gobaleedka Gal -Mudug ayaa lagu Shaaciyay Magacyada Xubnaha Golaha Wasiirada, waxaana goob joog ka ahaa Madaxweynaha Maamulkaasi C.kariim Xuseen Guuleed, M.weyne Ku Xigeenka Maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi, Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug, Xubno ka tirsan Baarlamaanka maamulkaasi iyo Xubno ka kala socday Qeybaha bulshada ee deegaanadaasi.

Xubanaha Cusub ee Golaha Wasiirada Maamulkaasi ayaa Hadda leh shir gaar ah, kaas oo wararka soo baxaya ay sheegayaan in ay kaga hadlayaan qorshaha shaqo ee horyaalla.

Magacyada wasiirrada ka akhriso lifaaqan hoose   Wasiirada-Galmudug

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply