Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mad-Ku xigeenka Khaatumo iyo Wefti Bala-adhan Maanta Lagu soo dhaweeyay Balicad

Waxaa Maanta galinkii danbe magaalada balicad oo haatan ay ku sugan yihiin madaxda khaatumo sida madaxweynah khaatumo maanta lagu soodhaweeyay madaxweyne ku xigeenka khaatumo cabdul iyo gudoomiyaha barlaamnka khaatumo iyo qeyb kamid ah golayaasha kala duwan khaatumo.

shacabka balicad ayaan u kala hadhin soodhaweynta madaxweyne ku xigeenka khaatumo iyadoo ugu danbayn madaxtooyada uu ku soo dhaweeyay madaxweynaha khaatumo Cali khaliif weftigan.

Xigasho: Cabdi-Ciro/Khaatumo News

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply