Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musuqmaasuq loo haysto Dowladda Somalia iyo Laaluush ay bixisay shirkada Soma Gas and Oil.

Waraysiga waxaan siiyey Kalsan TV, waraysiga oo ku saabsan Musuqmaasuq loo haysto Dowladda Somalia iyo Laaluush ay bixisay shirkada Soma Gas and Oil.
Shirkada Soma Oil and Gas waxay la wareegtay masuuliyadda Gaska iyo Oil ka Somalia, waxaana  xaq loo siiyey ityadu in ay bixiso Qandaraas yada Shiidaal ee Somalia.
Baarlamaanka Somalia waxaa looga fadhiyaa in uu si degt deg ah motion uga keeno Soma Oil and Gas si loo badbaadiyo khayraad keena iyo karaamadeena.

Abdisalam Haji Ismail

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply